Daawo Video:200 Q0f oo Soomaali ah oo Dawladda Kenya u xidh xidhay Qaraxyadii ka Dhaxay Nairobi

0
Wednesday April 02, 2014 - 08:04:12 in by Super Admin
  • Visits: 795
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Video:200 Q0f oo Soomaali ah oo Dawladda Kenya u xidh xidhay Qaraxyadii ka Dhaxay Nairobi

    Cidamada Amaanka Ee magaalada Nairobi ayaa xabsiga u taxaabay dad somaliya oo ay tiradodu ka badantahay 200 oo qof

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cidamada Amaanka Ee magaalada Nairobi ayaa xabsiga u taxaabay dad somaliya oo ay tiradodu ka badantahay 200 oo qof

Cidamada Amaanka Ee magaalada Nairobi ayaa xabsiga u taxaabay dad somaliya oo ay tiradodu ka badantahay 200 oo qof kadib markii habeenimadii xalay ka dheceen magalada Nairobi sadex qarax oo isku xigay.

ku waas oo lala beegsada wadda 12aad ee xafada somalidu ku badantahay ee islii meel wada hareerteda ah oo ay ku ganacsadan dumarku iyo laba maqaxiyood oo kuwa laga cunteeyo ah sidaasina waxa xaqiijiyey nin ka ugu sareeya ciidamad amaanka kenya mr Benson Kibue.

Dadkan laxidh xidhay ayaa isugu jira dumar dhalinyaro iyo dad wawaynba waxan la kala geeyey dhawr jeel oo ku yala magalda nairobi halka qarkamidana ay badhayan cidamda sirdoonku waxan laga ururiyay dadkan meelo kaladuwan sida suqyada islii iyo xafadaha ay deganayeen.

Mana jirto ilaa iyo imika Cid shegatay Qaraxyadasi dhawrka ah, qarax yadii kuwan ka horeeyay  ayaa waxay ka dheceen  axsdii aynu sodhafnay xafadda Pangani, oo aan sidasi uga fogayn Xaafadda Soomlidu ku badantahay ee islii.





Afkashacabka.com

Nairobi /Office

Contact@afkashacabka.com