Sarkaal Sare Oo Ka tirsan Ciidamada Amaanka Qaahira Oo Ku DhintayQarax Ka Dhacay Qaahira.

0
Thursday April 03, 2014 - 08:50:50 in by salman abdi
  • Visits: 744
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sarkaal Sare Oo Ka tirsan Ciidamada Amaanka Qaahira Oo Ku DhintayQarax Ka Dhacay Qaahira.

    Qaraxyo isdaba joga ayaa ka dhacay magaldda qaahira ee wadanka masar gaar ahana barxada hore ee jaamacadda qaahira waxana ku dhintay sarkaal sare oo ka tirsan ciidamad amaanka masar iyo tirada dad rayida sida ay xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan ciid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaraxyo isdaba joga ayaa ka dhacay magaldda qaahira ee wadanka masar gaar ahana barxada hore ee jaamacadda qaahira waxana ku dhintay sarkaal sare oo ka tirsan ciidamad amaanka masar iyo tirada dad rayida sida ay xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan ciidanka amaanka masar,

Qaraxyadan oo ay tiradoodu ahayd sadex qarax ayaa lala beegsaday fadhiisin ciidamadu ka samaysteen banaanka hore ee jamacda qaahira xili ay donayeen inay ka hortagaan rabshado halkaasi ay ka dhigayeen taagerayasha madaxwaynihii xilka laga tuuray ee Maxamed Mursi,

Dadkii halkaas ku dhintay iyo dhaawacyadii ayaa waxa ladhigay cisbitaalada waawayn ee magaladda qaahira mana jirto ilaa imika cid sheegatay inay ka danbaysay qaraxyadan balse ururka lagu maga caabo ikhwaanulmuslimiin oo taagera madaxwaynihii hore ee dalkaas Maxamed Muursi ayaa hore qaraxyo uu ga gaystay meelo kamida dalka masar.


Dhawaan ayay ahayd markii qaraxyo ku wano kale ah ka dheceen deeganka caynul SHAMIS ee magaldda qaahira

Afkashacabka.com

Qahira /Office

Contact@afkashacabka.com