Daawo Wasiir kuxigeenka Wasarada Duulista Oo Kormeer Shaqo ku Tagay Madaarka Mag-Booraama

0
Saturday April 18, 2015 - 22:00:04 in by salman abdi
  • Visits: 634
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Wasiir kuxigeenka Wasarada Duulista Oo Kormeer Shaqo ku Tagay Madaarka Mag-Booraama

    Wasiir kuxigeenka wasaarada duulista iyo hawada JSL Siciid Cabdi Maxamuud (Gaagaale) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay madaarka magaalada Boorama,wasiirkuxigeenka ayaa cadeeyay in wixii soortagal ahi laga qaban doono garoonkan waxuuna dadwaynaha uga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir kuxigeenka wasaarada duulista iyo hawada JSL Siciid Cabdi Maxamuud (Gaagaale) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay madaarka magaalada Boorama,wasiirkuxigeenka ayaa cadeeyay in wixii soortagal ahi laga qaban doono garoonkan waxuuna dadwaynaha uga digay inay kusoo durkaan garoonka waxa kale uu intaasi ku daray wasiirkuxigenku in cid kasta oo dhulka garoonka kusoo xad gudubta sharciga lala tiigsan doono. Contact@afkashacabka.com