WarDeg Deg ah:Dooni Siday 700 Qof oo Muhaajiriin ah oo Doonayay inay Gaaraan Yurub Ayaa Xalay ku Dagtay Xeebta Libya.

0
Sunday April 19, 2015 - 22:30:19 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WarDeg Deg ah:Dooni Siday 700 Qof oo Muhaajiriin ah oo Doonayay inay Gaaraan Yurub Ayaa Xalay ku Dagtay Xeebta Libya.

    Dooni siday 700 oo muhaajiriin ah oo doonayay inay gaaraan Yurub ayaa xalay ku dagtay xeebta Libya.Saraakiisha ayaa sheegay in 28 qof oo kaliya la soo bad-baadiyay, intii kalena laga cabsi qabo inay ku dhinteen xeebta Libya oo 193 km dhinaca koonfur

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dooni siday 700 oo muhaajiriin ah oo doonayay inay gaaraan Yurub ayaa xalay ku dagtay xeebta Libya.Saraakiisha ayaa sheegay in 28 qof oo kaliya la soo bad-baadiyay, intii kalena laga cabsi qabo inay ku dhinteen xeebta Libya oo 193 km dhinaca koonfureed kaga toosan jaziiradda Lempedusa ee dalka Talyaaniga.

Doonidan ayaa dagtay markii dadkii saarnaa ay hal dhinac isugu buurteen xilli doonidaas uu u soo dhawaaday markab.

Wararka ayaa sheegayaa in qaar ka tirsan maydadkii ay ku caariyeen xeebaha Libya. wixii warar ee ka soo kordha kala soco shabakada Afkashacabka.com