Dawladda Denmarka Oo Lataliyaha Arrimaha Dibeda Ee Madaxweyne Siilaanyo kala Hadashay Dilalka Qisaasta Ah, Dibu-Dhaca Doorashooyinka Iyo Wadahadalada Somaliya

0
Friday April 24, 2015 - 10:31:42 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladda Denmarka Oo Lataliyaha Arrimaha Dibeda Ee Madaxweyne Siilaanyo kala Hadashay Dilalka Qisaasta Ah, Dibu-Dhaca Doorashooyinka Iyo Wadahadalada Somaliya

    Lataliyaha Arimaha Dibada Ee Madaxwayanaha Somaliland Md Cabdo Axmed Aayir Ayaa Maanta Kulan La Qaatay Wasarda Arimaha Dibada Ee Dalka DenmarkOo Ay Weheliyaan Madaxa Samaflka Somaliland Iyo Soomaliya AndersHansen. iyo Madaxa Arimaha Afrika u qabilsan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Lataliyaha Arimaha Dibada Ee Madaxwayanaha Somaliland Md Cabdo Axmed Aayir Ayaa Maanta Kulan La Qaatay Wasarda Arimaha Dibada Ee Dalka DenmarkOo Ay Weheliyaan Madaxa Samaflka Somaliland Iyo Soomaliya AndersHansen. iyo Madaxa Arimaha Afrika u qabilsan Denmark iyo Hanna cleaver madaxa macaawinooyinka Somaliya iyo Somaliland iyo Kristina jensen oo ah lataliyaha arimaha geeska afrika ee wasarada hormarinta Dalkaasi Denmark

WAXAANA LAGAGA WADA HADLAY SHAN QODOB 5

Kulanka Oo Ay Kaga Wada Hadleen Sii Labalaabida Caawimada Denmark Siiso Dalka Somaliland, 2 Qaxoontiga Dalka Yemen Ee Kusoo Qulqulaaya Somaliland, 3 Wadahadaladii Somaliland Iyo Soomaliya Halaky Ku Dambeeyeen, 4 Qisaskii Dhawaan Lagu Dilay Lixda 6 Ruux, 5 Doorashooyinka Sanadka Dib Loo Dhigay,

Hadaba Iygoo Si Adag U Waydiiyay Su,aalo Soona Hordhigay Lataliyaha Arimaha Dibada Madaxwayne Siilaanyo Md Cabdo Axmed Aayir Ayuu Kaga Jawaabay Jawaabo Aad U Macquula Waxaanay Aad Uga hadleen Labada Qodob Ee Qisaska Dilka Ee Dhawaan Lagu Fuliyay Lixda Ruux Iyo Doorashada Dib U Dhacaday Hadaba Waxa uu Ku Sifeeayay Kagana Jawaabay Cabdo Axmed Aayir Sidatan

Lixda Ruux Ee Ladilay Dhawaan In Loo Adeegsaday Diinta Islmaaka Oo Dhigaysa In La Mag Lakala Qaato Hadii Kalena Xalku Uu yahay In La Dilo Gacan Ku Dhiiglaha ,Qodobka Labaad Waxa Doorashada Dib U Dhiga Ku Keenay Waa Cilad Xaga Farsamada Ah Oo Ka Timi U Diyaar Garawga Oo soo Guda Galay hase Ahaate Inay Qabsoomi Doonto Si Hufan Oo Nadiiifaana loo qabandoono Ayuu Yidhi Md Cabdo Isgoo Codsaday In Taagerida Iyo Horumarinta Somaliland Ay Sii Xoojiyan Xag Walaba.

Waxay Ku Soo Gababyeen In Hadii Loo Baahdo Soo Dhex Galka Wadahadalada Somailand Iyo Soomaliya Inay Diyaar U Yihiin, Waxa Kale Oo Ay Sheegeen Inay Dhawaan Wafti U Dirayan Soo Qiimaysa Soona indha Indhaysa Iskuul Farsamada Ah Oo Uu Dhawaan Codsigeeda U Gudbiayay Dhawaan Gudoomiyaha Ictraaf Raadinta Denmark Cabdi Risaaq Afqaraf oo Ah Ninka Kulanka Ka Soo Shaqeeyay Waxanu Kulankani Maanta Ku Soo Dhamaaday Guul Iyo Rajo Iyo Balan Qaad Buuxa.




 Contact@afkashacabka.com