War Deg Deg Ah: Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose Degmada Burco Oo Si Cad U Hor Istaagay Maxaadiro Diinaya Oo Sheekh Faysal Cali Ka Jeedin Lahaa Hoolka Dawlada Hoose+Dadwaynahi Ka Soo Qayb Galay Oo Eedo Kulul Ujeediyay

0
Friday April 24, 2015 - 19:30:54 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah: Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose Degmada Burco Oo Si Cad U Hor Istaagay Maxaadiro Diinaya Oo Sheekh Faysal Cali Ka Jeedin Lahaa Hoolka Dawlada Hoose+Dadwaynahi Ka Soo Qayb Galay Oo Eedo Kulul Ujeediyay

    Maxaadiro Diini Ah Oo Jeedin Lahaa Sheekh Faysal Cali Faarax Oo Si Cad Uga Hor Istaagay Xoghayaha Fulinta Ee Dawlada Hoose Cismaan Maxmed Sheekh Isla Markaana Ay Soo Qabanqaabiyeen Nadiiga Akhriska Iyo Qoraalka Ee Halkaraan Oo Ka Qabsoomi Lahaa Hoolk

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxaadiro Diini Ah Oo Jeedin Lahaa Sheekh Faysal Cali Faarax Oo Si Cad Uga Hor Istaagay Xoghayaha Fulinta Ee Dawlada Hoose Cismaan Maxmed Sheekh Isla Markaana Ay Soo Qabanqaabiyeen Nadiiga Akhriska Iyo Qoraalka Ee Halkaraan Oo Ka Qabsoomi Lahaa Hoolka Dawlada Hoose Taasina Waxa Ay Saababtay Inay Baaqato Maxadiradaasi,


 

 

Maxadaridani Oo Ku Saabsanayd Qimaha Uu Akhriska Iyo Qoraalka Ulayahay Islaamka Ayaa Maalmahi Udanbaysay Qabqaabadeeda Laga Dareemayay Gud Ahaanba Gobolka Togdheer Nasiib Darro May Surtogalin Ka Dib Markii Si Cad U Hor Istaagay Xoghayaha Dawlada Hoose Taasina Waxa Ay Sababtay Inay Baaqato Maxadiraadasi Isla Markaana La Ceeliyo Sheekh Faysal Iyo Boqolal Ka Mid Ah Dadwaynahi Usoo Diyaar Goorabay Inay Ka Qayb Galaan Maxadiradaasi,

 

Mar Aan Isku Daynay Inaan Wax Ka Ogaano Sababta Ka Danbaysay Inuu Ka Hor Isataago Xoghayahu Maxadariidani Ayaa Waxa Aan Wax Ka Waydiinay Hogaanka Nadiga Ahalkaraan Waxanay Ka Warameen Sababta Keentay Inuu Hor Istaago Xogayahu Waxana Hadaladiisi Ka Mid Ahaa” Wllo Waxa Jirtay Inaan Malmahan Ku Hawlanayn Qabanqaabada Maxaadiro Diini Oo Ka Dhaci Lahayd Hoolka Dawlada Hoose Oo Uu Maayirka Magalada Burco Noo Ogalaaday Inaan Ku Qabsano Markaa Hawlo Lasoo Darsay Maayirka Dartii Oo Telifoonkiisu Xidhnaa Oo An Waynay Maayirka Magalada Ayaa Anaga Oo Aamar Ka Haysana Ayaa Waxa Aan La Xidhiidhnay Xooghayaha Fulinta Dawlada Hoose Waxana Uu Si Cad Oo Badheedh Ah Noogu Diiday Inay Qabsoonto Maxadiradaasi Oo U Noo Furo Hoolkaasi Waxa Aan Isku Daynay Oo Aan La Xidhiidhnay Xildhibaano Ka Mida Golaha Deeganka Burco Iyugana Way La Hadleen Xoghayaha Waana Uu Diiday Inuu Furo Taasna Waxa Kasii Daran Waxa Goobta Dawlada Hoose Imid Muftiga Wayn Ee Sheekh Faysal Cali Waxana Laga Celiyay Meesha Walaalow Waxa Kale Oo Imid Dad Aad U Fara Badan Oo Iyagana Wa La Ceelyay Taasina Waa Nasiib Darro Wayn Waana Mid Laga Xumaado Inay Munasibad Sidaa U Baladhan Oo Qimaheeda Xambaarsan Uu Xoghayahu Hor Istaago Isaga Oo Maayirku Noo Fasaxay”

 

Mar Aaan Waxa Ka Waydinay Dadyaw Tiro Badan Oo Ka Mid Ahaa Dadkii Donayay Inay Ka Qayb Galaan Ayaa Iyagu Eedo Kulul Ujeediyay Xoghayaha Dawlada Hoose Kuna Tilmaamay Inuu Yahay Xoghayahii Ugu Liitay Ee Soo Maray Degmada Burco Waxana Hadaladoodi Ka Mid Ahaa Sida Tan”

Anaga Oo Ka Mid Ahaa Aqoonyahanka Iyo Ardayda Jamacadaha Burco Wax Ka Barta Waxana Aan Umanay Halkan Inaan Ka Qayb Galo Maxaadirada Baaladhan Ee Uu Jeedin Lahaaa Sheekh Wayn Ee Sheekh Faysal Cali Faarax Lakiin Noomay Surto Galin Waxa Aan Odhan Karaa Waa Nasiib Darro Wayn Waana Mid Waji Gabax Ku Noqanaysa Dawlada Hoose Iyo Isaga Waana Sumcad Xumo Wayn Waxana Aan Leeyahay Waa Loo Fasaxaaa Waxyabaha Aan Diiniga Ahayn Hadi Ay Noqoto Bugaag Aan Faa,Ido Badan Lahayn Oo Ay Soo Bandheen Dhalinyo Maxaa Kuwaa Looga Joojin Wayay Hoolka Maxaase Lagu Diiday Maxadirada Sheekha Waxa Aan Ugu Baqayaa Madaxda Dalka Iany Talaabo Ka Qaado Xoghayaha Dawlada Hoose Anaga Waxa Uu Noola Muqdaa Kii Ugu Liitay Ee Soo Maray Degmada Burco ”

Isku Soo Wada Duubo Maxadiaradani Ayaa Istaagtay Inay Qabsoonto Isla Maraakana Ay Ku Soo Hungoobeen Boqolaal Ka Mid Ah Bulashada Ku Dhaqan Maalada Burco Oo U Heelana Inay Dhagaystaan Maxadiradan Si Kastaba Ahaate Tani Waxa Ay Waji Gabax Ku Noqanaysaa Xoghayaha Fulinta Iyo Dawlada Hoose

 

Contact@afkashacabka.com