Maamulka Guud Ee Tv Ga Qaranka Magaalada Burco Iyo Wariyaasha Ka Hawl Gala Gobolka Togdheer Oo Beeniyay In Ay Iibiyaan Wararka Tv Ga Qaranka Ee Burco Kuna Tilmaamay Eed Aan Waxba Ka Jirin.

0
Saturday April 05, 2014 - 00:02:42 in by London Office
  • Visits: 815
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Guud Ee Tv Ga Qaranka Magaalada Burco Iyo Wariyaasha Ka Hawl Gala Gobolka Togdheer Oo Beeniyay In Ay Iibiyaan Wararka Tv Ga Qaranka Ee Burco Kuna Tilmaamay Eed Aan Waxba Ka Jirin.

    Maamulka Guud Ee Tv Ga Qaranka Magaalada Burco Iyo Wariyaasha Ka Hawl Gala Gobolka Togdheer Oo Beeniyay In Ay Iibiyaan Wararka Tv Ga Qaranka Ee Burco Kuna Tilmaamay Eed Aan Waxba Ka Jirin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Guud Ee Tv Ga Qaranka Magaalada Burco Iyo Wariyaasha Ka Hawl Gala Gobolka Togdheer Oo Beeniyay In Ay Iibiyaan Wararka Tv Ga Qaranka Ee Burco Kuna Tilmaamay Eed Aan Waxba Ka Jirin.
Maamulka Guud Ee Tv Ga Qaranka Magaalada Burco Iyo Wariyaasha Ka Hawl Gala Gobolka Togdheer Oo Beeniyay In Ay Iibiyaan Wararka Tv Ga Qaranka Ee Burco Kuna Tilmaamay Eed Aan Waxba Ka Jirin.
Burco(Afk)-Maamulka Guud Ee Tv Ga Qaranka Magaalada Burco Iyo Wariyaasha Ka Hawl Gala Gobolka Togdheer Oo Beeniyay In Ay Iibiyaan Wararka Tv Ga Qaranka Ee Burco Kuna Tilmaamay Eed Aan Waxba Ka Jirin.Maamulka Guud Ee Tv Ga Qaranka Magaalada Burco Iyo Wariyaasha Ka Hawl Gala Gobolka Togdheer Oo Beeniyay In Ay Iibiyaan Wararka Tv Ga Qaranka Ee Burco Kuna Tilmaamay Eed Aan Waxba Ka Jirin.
Maamulka guud ee Tv ga qaranka somaliland xaruntiisa magaalada burco ayaa beeniyay warar baryahaba warbaahintu qoraysay kaas oo ahaa inay ka baayac mushtareeyaan wararka tv ga qaranka ee gobolka togdheer.
Maamulka guud ee Tv qaranka somaliland qaybtiisa Burco Mudane Yuusuf Ilkacae ayaa wareysi kooban uu siiyay shabakada wararka ee QoryaaleNews.Com (Media Group) ku beeniyay arin kaas waxaanu yuusuf meesha ka saaray warkaas sheegayey inay iibiyaan wararka tv ga qaranka ee magaalada burco.
Dhinaca kalena wariyayaasha tv ga qaranka magaalada burco ee gobolka togdheer oo ku suntan adeeg hufan ayaa dhankooda iska fogeeyay eeda iyo warkaa laga faafiyay ee ah inay war baahinta online ka ah iyo gobolka ka iibiyaan wararka tv ga qarnaka sidoo kalena ku ku tilmaamay warar aan sal iyo raad toona lahayn ee ku tidhi ku teen ah lagana been abuurtay wariyayaasha oo wax lagu yeelayo sharaftooda.

Tan iyo markii wariyashaaya tv ga qarnka magaalada burco ee ay ka midka yihiin Weriye Sabri Iyo C/risaaq nakruuma ay ka midka noqdeen tv ga qaranka ayaa waxay isbadal wayn ku sameeyeen war baahinta gobolka togdheer oo ay ka shaqeeyeen horumarkeeda iyo isdhex galka bulshada ku dhaqan gobolka togdheer"
Si kastaba Ha ahaate wariyayaasha gobolka togdheer ee ka hawl gala warbaahinta kala gadisan ayaa ah kuwo isku xidhan badan koodu kuna suntan wanaag iyo is dhex galka bulshada gobolka togdheeer gaar ahaan magaaladda burco ee caasimada labaad Jahmuuriyada somaliland".

Afkashacbka.Com
Burco/Office
Contact@Afkashacbka.Com