Akhriso: Nuxurka Warqadii Labadda Xisbi Mucaarad U Gudbiyeen Golaha Guurtidda Somaliland.

0
Tuesday May 05, 2015 - 15:42:31 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso: Nuxurka Warqadii Labadda Xisbi Mucaarad U Gudbiyeen Golaha Guurtidda Somaliland.

    Hargeysa(AFKA)Xisbiyadda Mucaaradka ah ee WADDANI iyo UCID,ayaa maanta warqad u gudbiyay Gudiga ay golaha guurtiddu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA)Xisbiyadda Mucaaradka ah ee WADDANI iyo UCID,ayaa maanta warqad u gudbiyay Gudiga ay golaha guurtiddu

u saareen kasoo talo-bixinta wakhtiga mudo kordhinta ah ee loo samaynayo Xukuumadda.

Warqdan,oo nuqul ka mid ah ay heshay Afkashacabka.com,ayaa waxay Xisbiyaddu ku muujiyeen siday u arkaan muddo kordhinta loo samaynayo Xukuumadda,waxaanay sheegeen inay aaminsanyihiin inay Golaha Guurtidu ka shidaal qaataan kuna saleeyaan go’aankooda sida weyn loogu dhegtaagayo wakhtigii ay Komishanku hore u shaaciyeen inay farsamo ahaan ku qabsoomi karto Doorashadda Madaxtooyadda Iyo Wakiiladda ee 1-da busha June,2016-ka.

WarqadWarqad 1



Contact@afkashacabka.com