Daawo"Fariin Toos Ah Oo Uu Xoghayaha Arrimaha Dibada Maraykanku U Diray Hogaamiyayaasha Soomaalida,"Waxa Naga Go'an In 2016-ka Aanu Aragno Somalia Oo Mid Ah"

0
Tuesday May 05, 2015 - 20:54:32 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo"Fariin Toos Ah Oo Uu Xoghayaha Arrimaha Dibada Maraykanku U Diray Hogaamiyayaasha Soomaalida,"Waxa Naga Go'an In 2016-ka Aanu Aragno Somalia Oo Mid Ah"

    - Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka John Kerry, ayaa maanta oo Salaasa ah Magaalada Muqdisho ku yimi socdaal aan hore loo sii shsscin, waxaanu kulano la yeeshay Madaxweynaha Somalia, Raysal Wasaaraha, Madaxweynayaasha dawlad goboleedyada Somal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

- Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka John Kerry, ayaa maanta oo Salaasa ah Magaalada Muqdisho ku yimi socdaal aan hore loo sii shsscin, waxaanu kulano la yeeshay Madaxweynaha Somalia, Raysal Wasaaraha, Madaxweynayaasha dawlad goboleedyada Somalia, iyo madaxda urrurada bulshada rayidka ah, waxaanu booqashadiisan ku sifeeyay mid taariikhi ah, isaga oo carabka ku dhuftay in ay kor u qaadanayaan xidhiidhka dublaa=maasiyadeed ee ay la leeyihiin Somalia., waxaanu fariin toos ah u diray Soomaalida.

Contact@afkashacabka.com