Waa Kuwee Kooxaha Xili Cayaareedkan U Suura Gashay 100-Gool Iyo Ka Badan Inay Dhaliyaan

0
Wednesday May 06, 2015 - 08:53:06 in by Burco Office
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa Kuwee Kooxaha Xili Cayaareedkan U Suura Gashay 100-Gool Iyo Ka Badan Inay Dhaliyaan

    Madaama xili cayaareedkan dhamaad ku dhow yahay waxaa daaha laga qaaday kooxaha ilaa haatan 100-gool iyo ka badan dhaliyeen dhamaan tartamada kala duwan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaama xili cayaareedkan dhamaad ku dhow yahay waxaa daaha laga qaaday kooxaha ilaa haatan 100-gool iyo ka badan dhaliyeen dhamaan tartamada kala duwan.


Kooxdii ugu dambeesay ee liiskan ku biirto waxay noqotay naadiga Arsenal oo kulankeedii ugu dambeeyay 3-1 ku xaaqday kooxda Hull City.

Hadaba hoos kaga bogo kooxaha reer Yurub ee xili cayaareedkan 100-gool iyo ka badan dhaliyeen iyo sida ay u kala goolal badan yihiin:

VFLWolfsburg: waxay cayaartay 48-kulan waxayna dhalisay 100-gool

Arsenal: Waxay ciyaartay 51-kulan waxayna dhalisay 100-gool

Sevilla: waxay ciyaartay 54-kulan waxayna dhalisay 105-gool

Chelsea: waxay ciyaartay 51-gool waxayna dhalisay 105-gool

PSG: waxay cayaartay 55-kulan waxayna dhalisay 110-gool

Bayern Munich: waxay cayaartay 47-kulan waxayna dhalisay 117-gool

Real Madrid: waxay cayaartay 54-kulan waxayna dhalisay 147-gool

Barcelona waxay cayaartay 53-kulan waxayna dhalisay 159-gool


Contact@afkahacabka.com