Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Ku Sugan Tukaraq Dusheeda Iyo Ciidamada Puntland Oo Halkaasi Soo Gaadhey,Xili Dadku Ka Cabsi Qabaan In Dagaal Ku Dhex Maro Degmadaasi+Sawiro.

0
Wednesday May 06, 2015 - 08:57:21 in by Burco Office
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Ku Sugan Tukaraq Dusheeda Iyo Ciidamada Puntland Oo Halkaasi Soo Gaadhey,Xili Dadku Ka Cabsi Qabaan In Dagaal Ku Dhex Maro Degmadaasi+Sawiro.

    Laascaanood(afka)Waxa degmada Tukaraq soo gaadhey ciidamo ka socda maamul goboleedka Puntland ,waxaana ciidamadaasi horkacaaya wasiirka Amaanka Dawlada goboleedka Puntland,kuwaas oo kasoo ambabaxay magaalada Garoowe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Laascaanood(afka)Waxa degmada Tukaraq soo gaadhey ciidamo ka socda maamul goboleedka Puntland ,waxaana ciidamadaasi horkacaaya wasiirka Amaanka Dawlada goboleedka Puntland,kuwaas oo kasoo ambabaxay magaalada Garoowe.

 

Waxa iyaguna aan ka fogay degmadaasi Ciidamada Somaliland oo halkaasi gaadhey,waxaanay degmadaasi ka caydhsadeen maleeshiyo ka tirsan Khaatumo seeg,kuwaas oo isbaaro dhigtay halkaasi dadka dhibaato weyn ku hayey.

Labada ciidan ayaa labaduba degmada agagaarkeeda ku wada sugan yihiin,waxaana dadka degmadaasi ka cabsi qabaan in dagaal ka dhex qarxo,madaama oo ay degmada kusoo xad gudbeen ciidamada Puntland ee Garoowe ka yimid.

Ilaa hadda ma jiro wax warar dheraada oo kasoo baxaaya ciidamada Puntland ee degmadaasi soo gaadhey iyo kuwa Somaliland ee hore ugu sugnaa.

 


 

 

Cabdi-Yare

IMG_6765

IMG_6767

IMG_6772

IMG_6775

IMG_6784

IMG_6798

IMG_6808

IMG_6821

IMG_6823

IMG_6838

IMG_6840

IMG_6841

IMG_6842

IMG_6847

IMG_6852

IMG_6854

IMG_6858

IMG_6871

IMG_6878

IMG_6880



Contact@afkashacabka.com