Xisbiga Wadani Oo Barito Xaflad ku Lid Ah Aqoonsiga Somaliland Ee Sheffieild Siisay Ku Qabsanaaya Magaaladda.

0
Saturday April 05, 2014 - 23:08:20 in by London Office
  • Visits: 988
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Wadani Oo Barito Xaflad ku Lid Ah Aqoonsiga Somaliland Ee Sheffieild Siisay Ku Qabsanaaya Magaaladda.

    Xisbiga Wadani Oo Barito Xaflad ku Lid Ah Aqoonsiga Somaliland Ee Sheffieild Siisay Ku Qabsanaaya Magaaladda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga Wadani Oo Barito Xaflad ku Lid Ah Aqoonsiga Somaliland Ee Sheffieild Siisay Ku Qabsanaaya Magaaladda.
Xisbiga Wadani Oo Barito Xaflad ku Lid Ah Aqoonsiga Somaliland Ee Sheffieild Siisay Ku Qabsanaaya Magaaladda.
Xisbiga Wadani Oo Barito Xaflad ku Lid Ah Aqoonsiga Somaliland Ee Sheffieild Siisay Ku Qabsanaaya Magaaladda.
Waxaa Soo Shaac-baxaaya Warar aan lagu faraxayn oo jaaliiyada uk ee dalka ingriiska laga soo xigat waxaana ka mid ah in gudoomiyaha baaralamnka solmaliland ahna gudoomiyaha xisbiga wadani oo la shaaciyay inuu ka soo horjeedo aqoonsiga somaliland ee laga helay magaaladda sheffieild ee cariga ingriiska.
Taasan waxaa lagu ogaaday markii laga wayay xafladii aqoosniga ee maalintii bisha 2/4/2014 oo uu gudoomiyaha xisbiga wadani cabdiraxmaan ciro ka muquurtay imaanshaheedii kana soo xadiriwaayay goobta oo shacabku filayeen inuuu yimaado",Sidoo kale xalay ayaa waxaa ka dhacay magaalada shefield xaflad dabaal daga oo si heer sare ah loo soo agaamisay oo ka dhacday magaalada sheffield waxaana laga waayay gudoomiyaha xisbiga wadani oo lagu macsuumay inuu ka soo qaybgalo Xafalda dabaaldaga".,

Arinakan ayaa noqday mid yaab ku keenay dadwaynaha reer somaliland oo filaayay in xisbiga wadani uu yahay mid ka shaqaynaaya aqoonsiga somaliland alkiin u muuqda mid dhicisoobay durba yadaan la gaadhin doorashadii dalka ka dhacaysaba".
Gudoomiyaha xisbiga wadani cabdiraxmaan ciro ayaan lagaran karin inuu aaminsanyahay qadiyada somaliwayn iyo in kale waxaana wali shaki ku jiraa meesha uu tageersanyahay madaama uu ka maquurtay aqoonsigii somaliland ka heshay dalka ingriiska, Gudoomiyaha ayaan wax hambalyo ah u dirin shacabka oo ku wajahan aqoonsiga somaliland ka heshay magaalada sjefiield ee dalka inriiska kana xidhay afka.
Dhinaca Kalena Mar uu ka hadalaayay gudoomiye ku xugeenka labaad ee xisbiga wadani shalay saxafada ayaa waxaa uu sheegtay guul aanu shaqo ku lahayn xibigaasi ee uu ka soo hor jeedo waxaana taas kuu cadaynaysa madaxadii ugu saraysay ee xisbiga ayaan wax odhaah ah ka odhan aqoonsiga somaliland kana gabatay xafladiihii iyo dabaal degii loo sameenayay aqoonsiga somaliland ".,

Si Kastaba ha noqto dhawaan ayaa gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland cabdiraxmaan ciro laga dareemay dhaqamo ku cusub somaliland oo ahaa inuu labadii gudoomiye ku xigeen ee golaha wakiilada ku waheliyay kuraasta dibada ugu tuuro dhigana cagihiisa isagoo isticmaalaya awoodo aanu sharaciga baarlamanka somaliland siinayan, tan iyo xiligaas uu falkaa ku kacay ayaan lagaran karin ujeedadiisa iyo mashuurca uu wato oo u muuqda somaliwayn??

 
 
 
 
Xigasho: QoryaaleNews.Com