Daawo: Alle ha u Naxariistee Guddomiyihi Jamacadda Addis iyo 2 Qof oo kale oo ku geeriyooday Shil Baabuur oo Maanta lagu Aaasay Burco

0
Friday May 08, 2015 - 18:15:42 in by salman abdi
  • Visits: 945
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Alle ha u Naxariistee Guddomiyihi Jamacadda Addis iyo 2 Qof oo kale oo ku geeriyooday Shil Baabuur oo Maanta lagu Aaasay Burco

    Alla ha u naxariiste Waxa Shil Baabuur ku geeriyooday Guddomiyihii Jamacadda Addis Marxuum Proff Maxmed Sicid Maxmed ahaana Sarkaal ka tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland ee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Alla ha u naxariiste Waxa Shil Baabuur ku geeriyooday Guddomiyihii Jamacadda Addis Marxuum Proff Maxmed Sicid Maxmed ahaana Sarkaal ka tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland ee
Tababarka ku soo qaatay Itobiya, iyo 2 Hablood oo la kala yidhaa Ugbaad Xusen Maxmed iyo Aamina Maxmed ibrahin Waxana ku dhaawacmay 
illa 7 Qof oo kale oo saarna Gaadhi Noah ah oo Xalay ku dhacday Duleedka Waqooyi ee Magaalada Burco gaar ahaan Agagaarka Degmada Qoyta.

Shilkan Naxdinta Leh oo si weyn looga dareemay Gobolka Togdheer Argagax weyn iyo Murugo na ku reebay inta Badan
Dhalinyarada iyo Aqoonyahanka Gobolka ayaa Maydka iyo Dhaawaciisaba isla xalay la keenay Cisbitalka Guud ee Burco.

Waxaana isla maanta ba saddexda Qof ee uu Guddomiyuhu ka mid ahaa lagu aasay Magaalada Burco halka Dhaawacyadiina lagu
dabiibayo cisbitaalka Magaalada Burco, Waxana Aaska 3daasi Qof ka qaybgalay Kumanaan Dadweyne ah iyo Boqolaal Gaadiid ah
oo ka murugaysnaa Shilkaasi.

Shilkan oo ka mid ah Shilalka ugu Naxdinta Badan Sannadkan ayaa lagu oofsaday Mid ka mid ah Tiirarka ugu Adag Aqoonyahanka
iyo Dhalinyarada Gobolka Togdheer, inalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun

Contact@afkashacabka.com