Wasirka Difaaca Dowlada Soomaaliya oo shegay in turkiga uu ka qeeb qaadan doono did u dhiska Ciidanka Xooga dalka

0
Saturday May 09, 2015 - 00:15:12 in by Burco Office
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasirka Difaaca Dowlada Soomaaliya oo shegay in turkiga uu ka qeeb qaadan doono did u dhiska Ciidanka Xooga dalka

    Wasiirka Difaaca Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa sheegay in Dowladda Turkey ay Kalain lixaad leh ka qaadan doonto Dib U dhiska Ciidanka Xooga dalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Difaaca Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa sheegay in Dowladda Turkey ay Kalain lixaad leh ka qaadan doonto Dib U dhiska Ciidanka Xooga dalka.

Wasiirka oo Maalmihii lasoo dhaafay Booqasho ku joogay dalka Turkey, ayaa u sheegay Saxaafadda xilli uu kasoo degay Garoonka Aadan Cade in Kulamo uu la qaatay Madaxda dalka Turkey, gaar ahaan Dhigiisa dalkaasi inuu kala soo hadlay in Ciidanka Soomaaliya uu u baahan yahay Tababar & Qalabeyn, si amaanka u sugo.

Waxaa Wasiirka Safarkiisa Turkey ku wehliyay Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe), waxayna sheegeen in Turkey ay diyaar u tahay inay Dowladda Federaalka Soomaaliya ka caawiso Dhismaha Ciidan Qaran oo xoog leh & in Maleeshiyaadka Maamulada lagu biiriyo Ciidanka Xooga.

Dowladda Turkey waxay hadda Dalkeeda Tababar ku siinaysaa Ciidan isagu jira Boolis, Military & kuwa Cirka iyo Badda, iyadoo Mashaariicda kale ay kawado dalka


 
 
contact@afkashacabka.com