Daawo: Sh. Yusuf Cabdi Cawed oo Deeq lacag oo haween Qurbajoog ahi Soo Direen Ku warejiyey Guddiga Waddada Guban iyo Xeeb

0
Monday May 11, 2015 - 16:17:35 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Sh. Yusuf Cabdi Cawed oo Deeq lacag oo haween Qurbajoog ahi Soo Direen Ku warejiyey Guddiga Waddada Guban iyo Xeeb

    Guddiga Waddada Guban iyo Xeeb ayaa Deeq lacag ah kala Wareegay Sh. yusuf Cabdi Cawed oo ay deeqdaasi ku soo Hagaajiyeen Haween Qurbajoog ah oo deggen waddanka Denmark,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga Waddada Guban iyo Xeeb ayaa Deeq lacag ah kala Wareegay Sh. yusuf Cabdi Cawed oo ay deeqdaasi ku soo Hagaajiyeen Haween Qurbajoog ah oo deggen waddanka Denmark,
 Deeqdani lacagta ah oo dhammayd 4223 Dollar ayaa lagu Wareejiyey Eng Farax Xuseen oo kamid ah Inginerada iyo Guddiga Gacanta ku haya Waddadaasi.

Maaha Markii u horeysay ee ay haween qurbajoog ahi soo kaalmeeyaan kana qaybqaataan Waddooyinka ka socda Dalka Gaar ahaan
Waddada Ceerigaabo iyo Waddada Guban iyo Xeeb oo ah Waddooyinka ugu Baahida Badan waddooyinka ka socda Dalka

Contact@afkashacabka.com