Dawladda Morocco Oo Diyaarad Dagaal Ku Wayday Dagaalka Yemen Ka Socda.

0
Tuesday May 12, 2015 - 09:32:28 in by Burco Office
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladda Morocco Oo Diyaarad Dagaal Ku Wayday Dagaalka Yemen Ka Socda.

    Morocco ayaa sheegeysa in mid ka mid ah diyaaradaheeda dagaalka la la'yahay, taasi oo ka qeybgaleysay weerarada isbahaysiga uu hogaamiyo Sucuudigu ku hayaan falaagada Yemen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Morocco ayaa sheegeysa in mid ka mid ah diyaaradaheeda dagaalka la la'yahay, taasi oo ka qeybgaleysay weerarada isbahaysiga uu hogaamiyo Sucuudigu ku hayaan falaagada Yemen.

Morocco ayaa ku leh lix diyaaradood oo ka qeybgalaya ololahan looga horjeedo falaagda Xuutiyiinta iyo isbahaysigooda.

 


 

Xabad joojin shan maalmood oo bani’aadamnimo ayaa hirgaleysa maanta. Ma jirto hakin weerarka Xuutiyiinta lagu hayo, gaar ahaan meelaha ay awoodda ku leeyihiin ee waqooyiga gobalka Sacad.

Xuutiyiinta ayaa dhankooda ku ridaya Sacuudiga gantaalo iyo hoobiyayaal.



Contact@afkashacabka.com