Nickolay Kay oo ka HadlayDIb u Dhaca Doorashooyinka Somaliland. Muxu ka yidhi?

0
Thursday May 14, 2015 - 09:21:13 in by salman abdi
  • Visits: 700
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nickolay Kay oo ka HadlayDIb u Dhaca Doorashooyinka Somaliland. Muxu ka yidhi?

    Wakiilka gaarka ah ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan somaliya Mudane Nicholas Kay ayaa walaac ka muujiyay dibu dhaca doorashooyinka Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wakiilka gaarka ah ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan somaliya Mudane Nicholas Kay ayaa walaac ka muujiyay dibu dhaca doorashooyinka Somaliland

oo uu sheegay inay tusaale fiican u ahaayeen Diqmuraadiyadda.

Ergayga Qaramadda Midoobay waxa uu sheegay inuu aad uga walaacsan yahay dibu dhaca doorashooyinka Somaliland uu xukumadda iyo baarlamaanka loo kordhiyay 22 bilood.

Mudane Kay ayaa Fariin gaaban oo uu soo dhigay Bartiisa Twitterka Wuxuu ku yidhi " aad ayaan Uga walaacsanahay dib u dhaca 22 bilood ee doorashadda Somaliland , Waxaan ka boorinaysaa ka fiirasho si ay Tusaale fiican ugu noqoto Diqmuraadiyadda.” .