Baahin Qandaraas (Waddooyin ay dhisayso Dawladda Hoose Burco

0
Monday April 07, 2014 - 09:17:42 in by Super Admin
  • Visits: 1071
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baahin Qandaraas (Waddooyin ay dhisayso Dawladda Hoose Burco

    Golaha Deegaanka ee Degmada Burco wuxuu Shirkadaha Dhismaha Waddooyinka ugu bushaaraynayaan qandaraasyo waddooyin ay dawlada hoose ka hirgelinayso Burco, kaaso ah Deeqo ay ka heshay JPLG

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

File Attachment
Size: 166 KB
Golaha Deegaanka ee Degmada Burco wuxuu Shirkadaha Dhismaha Waddooyinka ugu bushaaraynayaan qandaraasyo waddooyin ay dawlada hoose ka hirgelinayso Burco, kaaso ah Deeqo ay ka heshay JPLG

Baahin Qandaraas

April/5/ 2014

Tixraac: DHB/BUR/JPLG/017/2014

 

Golaha deegaanka ee degmada Burcowuxuu ka helay maalgellin mashruuca qaramada midoobay ee Dawladaha hoose ee adeega iyo maamul-daadejinta (UN - JPLG), waxaanu jecelahay in qayb ka mid ah maalgellinta uu u isticimaalo Mashaariicda hoos ku qoran:

Sidaas darteed, Golaha Deegaanka ee Degmada Burcowaxay naadinayaan shirkado qandaraasleyaal ah oo ku haboon inay qabtaan shaqooyinka hoos ku qoran.

1.Burao University Tarmac Road 1.300 km

2. Burao Hawdka Tarmac Road 800 m

Dokumentiga qandaraaska waxa la helayaa laga billaabo taariikhda: 5/4/2014 ilaa 18/4/2014 Golaha deegaanka ee Burco, qiimuhu waa $10 qandaraaskiiba. Qandaraaslihii soo doonata waxa loo jari doonaa rasiidh. Qandaraaslayaashu waa inay ku soo lifaaqaan rasiidhkan codsiga qandaraaska.

Qandaraska warqadahiisa waxa la furayaa;

18/4/2014. (wakhtiga; 9:00AM Maalinta Jimcaha

 

Qandaraasyada oo dhan waa in lagu soo gudbiyaa seddex nuqul, waana in lagu soo hagaajiyaa: Xafiiska Mashaariicda D/hoose ee Degmada Burco, ka hor wakhtiga kama dan baysta (Deadline) oo ah Taariikhda: 18/4/2014 ee saacaduna tahay: 9:00AM ee Maalinta Jimcaha

.

Qandaraasyada markaa ka dib ayaa la furi doonaa, iyadoo ay goobjoog ka yihiin wakiilada qandaraaslayaasha doonaaya inay soo xaadiraan.

 

(Qandaraasleyaashu waa in ay BOQ ga ku soo darsadaan lacagta Cashuurta ah ee Dawlada dhexe ka jarto Mashaariicda JPLG- taasoo dhan 3% Boqolkiiba Sadex)

Qandaraaslayaasha waxa loogu yeedhayaa inay yimaadaan shir qandaraas, 3 cisho ka dib maalinta qandaraaska la naadiyo, taariikhda; 9/4/2014, waqtiga; 09: 00 Am, Goobta; Xafiiska Mashaariicda ee Dawlada Hoose

si loogu faafahiyo waxyaabaha ku qoran qandaraaska haddii ay ubaahdaan.

 

 

Waxyaabaha loo baahan yahay in lagu soo lifaaqo Qandaraaska;

 

 

No

Documents

Description

Submitted

 

 

 

Yes

No

1

Original - Certificate of registration

From the district

 

 

2

Original - Receipt of each bid document ($10)

From the district

 

 

3

Copy - Completion projects

The past three years completed projects (UN, INGOs etc)

 

 

4

Copy - CV’s of Project engineer with certificate

Project engineer’s CV’s

 

 

5

Copy – the company’s Profile

Company profile

 

 

6

Bid fully prices

Priced BOQ, the bidding documents (amount in words and amount in figures)

 

 

7

Bid signing

To sign and to stamp the bidding documents (form of tender and BOQs)

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 




Allaah Mahad Leh.

 

 

 

 

 




Bashir Abdi Hassan Procurement Officer Burao District

063-4062415/79602200