Duqa Caasimada Hargaysa Oo Dalka Ku Soo Laabtay Si Weyna Losoo Dhaweeyay.+Sawiro.

0
Thursday May 14, 2015 - 21:28:01 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Duqa Caasimada Hargaysa Oo Dalka Ku Soo Laabtay Si Weyna Losoo Dhaweeyay.+Sawiro.

    Waxa manta dalka dib ugu soo laabaty duca caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Solteco oo safar shaqo ugu maqnaa wadamada Yurub gaar ahaan wadanka Swedan, maayir Solteco Waa si niyad sami ah u soo dhaweeyay Qaar ka mida golihiisa xildhiba

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa manta dalka dib ugu soo laabaty duca caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Solteco oo safar shaqo ugu maqnaa wadamada Yurub gaar ahaan wadanka Swedan, maayir Solteco Waa si niyad sami ah u soo dhaweeyay Qaar ka mida golihiisa xildhibaanada, ku xigeenka duqa caasimada ,iyo boqolaal shacabka reer hargeysa ah .


imageimage

Ugu horayin waakan maayirka oo ka warbixinaaya Sarafkiisa "Waxaan Mar labaad Iyo Mar sedexaadba idiinka mahadnaqayaa sida fiican ee aad ii soo dhawayseen anoo ka maqnayin dalka howlo shaqo awgeed aniga iyo shan xildhibaan oo kale . Kolay Guulo Badani way nooga soo hayodeen howlaha aanu halkaa u tagnay dibna tafaasiil faro badan waan idiinka sheegi donaa heshiisna waanu soo galay waan markii kowaad ee geeska afrika wadan ku yalaa uu dalalka yurub heshii la soo galo, safarkayagu waxa uu ahaa u jeedkiisu laba qaybood oo kala ah in heshiisyo la soo wada galo iyo in xildhibaanadu toba bar soo qaataan iyadoo qaybta kale bixi doonto bisha aktoobar ee sanadkan .

Tu kale ayaa jirta waxa inugu soofool leh 18 may qof walba hadii oo Somaliland laba bacood ka qaado caasiamda waa nadaafad u soo koradhay wadankeena . Dhinaca kale maayir solteeco oo hadlo qus goyin ah siiyay wadanka Somalia ee aynu jaarka nahay wax uu yidhi "Qolyahan aanu walaalaha nahy ee somalila ee wadamada aanu heshiska la soo galay ka dab hadlaya waxaan leenahay adeer waan kala tagnee sheegshegeen hadhsan”.

imageimage

Geesta kale maayir solteco isagoo ka hadlaay nabad galyada Caasimad Waxa uu yidhi " waxaan ka hadlayaa qodabka nabad galyad caasimada nabad galyadeeda cid khalkhal galin kartaa ma jirto ayaanu leenahay waayo golah Guurtidu Xaq ayaa u leeyihiin in ay iyagu ku dhawaqaan mudad ay xalka u arkaan rabshad laga samayin karaan ma jirto ninka ku baqaan isaga ayaa ka masuula



Contact@afkahacabka.com