20-guradii Kaso Wareegtay Xasuuqii Kadhacay 1994-kii Ruwanda Oo laga xusaayo Dalkaasi

0
Monday April 07, 2014 - 17:24:37 in by Super Admin
  • Visits: 897
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    20-guradii Kaso Wareegtay Xasuuqii Kadhacay 1994-kii Ruwanda Oo laga xusaayo Dalkaasi

    20-guradii Kaso Wareegtay Xasuuqii Kadhacay 1994-kii Ruwanda Oo laga xusaayo Dalkaasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

20-guradii Kaso Wareegtay Xasuuqii Kadhacay 1994-kii Ruwanda Oo laga xusaayo Dalkaasi

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Ruwanda ayaa dib usoo cusboonaysiiyey sheegashooyin ka ah in Faransiisku ay door ku lahaayeen xasuuqii dalka Rwanda ka dhacay sannadkii 1994-kii ka dib markii diblomaasiyiin Faransiis ah ay ka baxeen munaasabadaha lagu maamuusayo 20-guurada kasoo wareegtay xasuuqa dalkasi ruwand eedaha losojediyey dartood.


20 sano ka hor maanta waxaa bilwoday Xasuuqii dalkaasi Rwanda markaasi oo diyaarad uu la socday madaxweynehiii hore ee waddankaasi lasoo riday, shilkaasi oo kadibna holciyey colaadda u  dhaxaysay labada qabiil ee Tuutsiga iyo Huutuuga. Ilaa 800 kun oo qof ayaa la aamisna yahay inay ku dhinteen xasuuqasi, ee daaha uu uso jediyay wasiirka arimaha debeda ee ruwanda sarkiiil sarsaro faransiis ah ayaan ilahada faransiisku ka hadlin, Xasuuqan ayaa gabi ahaanba mucjiso ku noqday caalamka wana kii ugu xumaa ee kadhaca afrika taarikhda inta laxasuusanyahay.


waxan imika wadankasi ruwanda ka soconaya baroordiiq lagu xusayo dadkii ku leeday xasuqa, Kumanaan kun oo qof ayaa ku qaulqulaya casimada wadankasi ee kigali.waxan dhamaan hakad galay ganaciga waxbarashada isu socodka bulshada xuskasi awgii waxan dhamaan suqyada ganacsiga iyo meelah bulshoyinku ku kulmi jireen kigali ay noqdeen kuwo hawanaya waxan ka qayb galaya madax ka socota waddamo afrikana iyo calam ka kale.








Afkashacabka.com

Hargeysa /Office

Contact@afkashacabka.com