Dawlada Hoose ee Magalada Burco Oo Bilawday Olale Baladhan Oo dib loogu soo celinayo Blicda magalada Burco iyo Xildhibano si cad uga dhex muuqday Ololahan

0
Tuesday April 08, 2014 - 08:10:21 in by Super Admin
  • Visits: 834
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Hoose ee Magalada Burco Oo Bilawday Olale Baladhan Oo dib loogu soo celinayo Blicda magalada Burco iyo Xildhibano si cad uga dhex muuqday Ololahan

    Olalahani ayaa lugu banaynayay jidadka Halbawlaha u ah Magalada Burco oo ay buux dhafiyeen ciid iyo dhagaxan, iyo weliba hareeraha wadooyinka oo ay ku soo durkeen Xaafadaha iyo meheradaha waddooyinkani hor maraan...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Olalahani ayaa lugu banaynayay jidadka Halbawlaha u ah Magalada Burco oo ay buux dhafiyeen ciid iyo dhagaxan, iyo weliba hareeraha wadooyinka oo ay ku soo durkeen Xaafadaha iyo meheradaha waddooyinkani hor maraan...

Dawlada Hoose ee Magalada Burco Oo Bilawday Olale Baladhan Oo dib loogu soo celinayo Blicda magalada Burco iyo Xildhibano si cad uga dhex muuqday Ololahan

Olalahani ayaa lugu banaynayay jidadka Halbawlaha u ah Magalada Burco oo ay buux dhafiyeen ciid iyo dhagaxan, iyo weliba hareeraha wadooyinka oo ay ku soo durkeen Xaafadaha iyo meheradaha waddooyinkani hor maraan, olalahaini oomanta galay malintii labaad ee wadooyinka lagu nadiifinayo ayaa waxa goobtii ay shaqadu ka socotay aan kula kulanay qaar kamida xildhibanada Golaha degaanka Burco oo ay kamid ahayeen xildhabaan Mubarig  Bidhi xildhibaan Cabdirashiid Farax iyo Xildhibaan Farxaan Abdi xirsi  oo iyagu ku sugnaa goobtaasi ayaa ka warbixiyay ujeedada ay olalaha u bilaabeen oo ay tanina ka mid tahay qorshaha dawlada hoose ee Burco ee ay ugu tallo gashay Sanadkan.

Waxa ugu horayn ka warbixiyay xildhibaan Mubaarig Badhi  oo kawaramay muddada ay socotay Olalahani  isaga oo ugu baaqay shacabka rer Burco inay la sheeqayaan dawlada hoose oo ay ilashadaan bilicda magalada waxana uu idhi waxan wadnaa olale baladhan oo aan ugu tallo galnay inaan wax kabadal ku samayno Bilicda magalada waxa aan ugu baqayaa shacabka rer Burco ianay nalasheeayaan hadaan nahay dawlada hoose oo ay dhawrtaan nadafada iyo bilicda magalada  waxaan gaar ahaan uga digaya dadka haerwraha wadooyinka dagan eek u soo durkay inay ka guraan walibawaxan si gaara uga digaya horana uga dignay garashyada inay jka guraan hareeraha wadada ayuu yadhi xildhibaan mubaarig badhi

 

Waxa  isna ka hadlay xildhbaan c/rashiid oo waxana uu yidhi "waxa aan wada shaqadayadi Dawladda hoose waxanaan ku dedalaynaa inaan soo celino bilicda magalada Burco wanan wadayna oo malinkasta waan ka shaqaynaynaa bilicda magalada waxaan muwadininta rer Burco ka codsanayaa inay nalashaqeeyaan sidii aaan usoo celin lahayn Bilicda magaladaā€¯ ayu yidhi xildhibanku

 

Gebagabadii Olalahani ayaa ka mid Noqonayaa hanaanka siyasadeed  ee ay ugu tallo gashay dawlada hoose sanadkan inay ku hagto bilicda magalada iyo hormarka degmada.

 



Afkashacabka.com

Burco /Office

Contact@afkashacabka.com