Komishinka qaranka ee Mihnadlayaasha Caafimaadka oo Diiwaan galin iyo Ruqsad siinta bahda caafimaadka ka bilaabay gobolka sool

0
Sunday February 09, 2014 - 09:38:24 in by Super Admin
  • Visits: 996
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Komishinka qaranka ee Mihnadlayaasha Caafimaadka oo Diiwaan galin iyo Ruqsad siinta bahda caafimaadka ka bilaabay gobolka sool

    Komishinka qaranka ee Mihnadlayaasha Caafimaadka oo Diiwaan galin iyo Ruqsad siinta bahda caafimaadka ka bilaabay gobolka sool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Komishinka qaranka ee Mihnadlayaasha Caafimaadka oo Diiwaan galin iyo Ruqsad siinta bahda caafimaadka ka bilaabay gobolka sool Komishinka qaranka ee Mihnadlayaasha Caafimaadka oo Diiwaan galin iyo Ruqsad siinta bahda caafimaadka ka bilaabay gobolka sool

Gudigan oo ka hawlgalaya ruqsad siinta mihnadlayaasha caafiimaadka somaliland iyo diwaan gelintooda ayaa soo gaadhay magaalada lascanod ee xarunta gobolka sool oo ah gobolkii 3aad ee ay shaqadaasi ka bilaabaan iyagoo hore u soo diwaan geliyay mihnadlayaasha caafimaadka gobolada Saaxil iyo togdheer

waxaana furitaankii hawlgalkaas si rasmi ah uga bilowday hoolka isbitaalka lascanod iyadoo shaqaalaha ka hawlgala xarumaha caafimaadka si habsami ah loo diwaangelinayo

qorshaha guddigan qaran ayaa loo aasaasay sidii bulshada looga badbaadi lahaa khataraha dadka aan aqoonta u lahayn caafimaadka ee ku adeegta iyadoo qofkasta laga doonayo aqoosi rasmi ah

dr jinow maxamed qaalib ayaa sharaxaad ka bixisay hawlaha gudigan qaran uu qabanayo iyadoo sheegatay in lagu sameeyay xeerka lam 19 oo ansixiyay madaxweynaha somaliland iyadoo gudigan loo aasaasay sidoo loo heli lahaa mihnadlayaal caafimaad oo la aqoonsanyahay

Agaasimaha isbitaalka laascanod marwo fahiima jaamac koosafaare ayaa dhankeeda soo dhaweysay qorsha gudiga diwaan gelinta iyo ruqsad siinta mihnadlayaasha caafimaadka waxaana shaqalaha ka codsatay inay hawlahooda u fududeyaan

Guddiga qaran lagu wadaa inuu diwaan geliyo guud ahaan mihnadlayaasha caafimaadka somaliland iyo xarumahooda caafimaad lana siiyo liisan ama sharci ay ku hawlgeli karaan


Abdirahman Ali Duale
Afkashacabka.com
Lascaanod/ Office