Daawo: Dareenkii Guddomiyaha Cusub ee Maxkamadda Sare Ansixintiisii Golaha Barlamaanka Kadib

0
Wednesday June 03, 2015 - 15:44:31 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Dareenkii Guddomiyaha Cusub ee Maxkamadda Sare Ansixintiisii Golaha Barlamaanka Kadib

    Guddoomiyaha Cusub Ee Maxakamadda Sare Ee Soomaliland Prof Aadan X Cali Axmed Oo Dhawaan Madaxwaynaha Soomaliland U Magacaabay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Cusub Ee Maxakamadda Sare Ee Soomaliland Prof Aadan X Cali Axmed Oo Dhawaan Madaxwaynaha Soomaliland U Magacaabay

Guddoomiyaha Maxkamada Sare Ee Soomaliland Ayaa Maanta Waxa Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyay Fadhi Wada Jira Oo Maanta Ay Isugu Yimaadeen Labada Gole Ee Baarlamaanka Soomaliland Ee Golaha Wakiilada Iyo Guurtida .

Markii Codayntaasi Dhamaatay Ayuu Guddoomiye Adan Warfidiyeenada Kula Hadlay Barxaddda Horre Ee Aqalka Baarlamanka Waxaanu Tilmaamay dareenkiisa Ku Aadan Xilkan Maanta Loo Ansixiyay .