Daawo Sawirada Maydadka Cidamada Liyu Boolis oo la Wadhay Deeganada Galgaduud iyo Deeranada Ku Xeeran

0
Thursday June 04, 2015 - 08:07:45 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirada Maydadka Cidamada Liyu Boolis oo la Wadhay Deeganada Galgaduud iyo Deeranada Ku Xeeran

    Dadweynaha degaanada Galguduud ayaa dhulka wadhay ciidamada Liyuu Booliska dawlad degaanka Somalida Ethiopia oo maalmahan dagaalo kula jiray dadweynaha degaankaasi,iyada oo ciidamadani ku caan bexeen laynta iyo cabudhinta dadka shacabka ah .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dadweynaha degaanada Galguduud ayaa dhulka wadhay ciidamada Liyuu Booliska dawlad degaanka Somalida Ethiopia oo maalmahan dagaalo kula jiray dadweynaha degaankaasi,iyada oo ciidamadani ku caan bexeen laynta iyo cabudhinta dadka shacabka ah .

ciidamada ayaa la sheegayaa in gawaadhi laga gubay ,sidoo kalena laga laayey ciidam tiro badan,kuwaas oo gaadhaayey tiro ahaan ilaa 15 askari oo ciidamadasi ka tirsan,taas oo keentay inay ka yaacaan maydadkoodii oo ay qaadan kari waayaan.

waxa maalmihii ugu dambeeyey dagaal ka socday gobolka Galgaduud ee dalkaasi Somaliya,gaar ahaana degaanada xadka,kaas oo u dhaxeeya ciidamada cabudhinta dadka caanka ku ah ee Liyuu Booliska iyo dadweynaha degaanadaasi oo iyaguna iska difaacaayey ciidamadaasi.

x2

x3x4xa1

Contact@afkashacabka.com