Daawo: Milatariga Hindiya Oo Warbaahinta Tusay Xamaam Sirdoonka Pakistan U Basaasayay Dalkeeda

0
Thursday June 04, 2015 - 09:31:26 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Milatariga Hindiya Oo Warbaahinta Tusay Xamaam Sirdoonka Pakistan U Basaasayay Dalkeeda

    Ciidamada Hindida ee Difaaca hore kaga jirta soohdinta dagaalka ee u dhaxaysa Hindiya iyo Pakistan ayaa warbaahinta u soo bandhigay, Shimbir xamaan ah oo sida ay sheegeen, sirdoonka Pakistan ku basaasi jireen dalkeeda, waxaanay soo bandhigeen, xamaam

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Hindida ee Difaaca hore kaga jirta soohdinta dagaalka ee u dhaxaysa Hindiya iyo Pakistan ayaa warbaahinta u soo bandhigay, Shimbir xamaan ah oo sida ay sheegeen, sirdoonka Pakistan ku basaasi jireen dalkeeda, waxaanay soo bandhigeen, xamaamkan oo sida xog ku qoran, luuqada ama afka Pakistaniga ah.


Maaha markii ugu horaysay ee labada waddan mid walba dhankiisa u sheego in uu qabtay xayawaan u basaasayay dalka kale ee ay xiisada colaadeed ka dhaxayso, gaar ahaan gobolka Kashmir.


Contact@afkashacabka,com