Munaasibad Lagu Shaacinayay Dallad Cusub Oo Ay Ku Midobeen Ardayda Dugsiyada Sare ee Magalada Burco+Sawiro

0
Thursday June 04, 2015 - 15:44:23 in by Burco Office
  • Visits: 1712
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Munaasibad Lagu Shaacinayay Dallad Cusub Oo Ay Ku Midobeen Ardayda Dugsiyada Sare ee Magalada Burco+Sawiro

    Burco(Afka)Munasibad Baladhan Oo Lagu Shaacinayay Dallad Ay Ku Midoobeen Ardayda Dugsiyada Sare Ee Gobolka Togdheer Ayaa Lagu Qabtay Hoolka Shirarka Ee Dawlada Hoose Ee Burco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(Afka)Munasibad Baladhan Oo Lagu Shaacinayay Dallad Ay Ku Midoobeen Ardayda Dugsiyada Sare Ee Gobolka Togdheer Ayaa Lagu Qabtay Hoolka Shirarka Ee Dawlada Hoose Ee Burco


Munasibadani Oo Ahayd Mid Kulmisay Qayabaha Kale Duwan Ee Waxbarashada,Bulshada Iyo Madaxda Ururada Arimaha Bulshada Ayaa Waxa Kasoo Qayb Galay Maayir Ku Xigeenka Degmada Burco Mr Xoday,Qaar Ka Mida Xildhibanada Golaha Deeganka Degmada Burco,Xoghayaha Fulinta Ee Dawlada Hoose,Maamulayasha Dugsayada Sare,Gudoomiyaha Jamacada Adis Arday Tiro Badan ,Waliidiin Iyo Marti Sharaf Kale

 

Waxana Ugu Horaynba Munasibadani Furay OO Ku Dheeraday Muhimada Baladhan Ee

 


Daladani Ku Fadhido Iyo Sababa Keenay In La Aaasaso Gudoomiyaha Loo Doortay Daladani C/Qani Imaan Iyo Xubno Ka Tirsan Daladani Waxanay S Iskumida Ula Dardaarmeen Ardayda Iyo Hogaamiyisha Dugsiyda Sare In Ay La Bar Bar Istaagaan Tageero Isugu Jirta Naf Iyo Maalba Waxana Hadaladoodina Ka Mid Ahaa Kas Mid Ahaa Sida Tan"

 

"Ujeedada Munasibadani Waa Dalad Isku Xidhka Iyo Midaynta Ardayda Dugsiyada Sare Ee Magalada Burco Waa Dalad Ka Shaqayn Doonta Wacyigalinta Iyo Hormarka Waxbarashada Ee Daladan Ardayda Dugsiyada Sare Daladan Dugsiayada Sare Ee BSSU Waxa La Aaasay 1/4/2015 Waxa Aasasay Arday Ka Dhigata Dugsiayda Sare Oo Dadaal Adag U Hurtay Midnimada Iyo Is Dhexgalka Ardayda Magalada Burco Marki Aanu Aragnay In Loo Baahan Yahay Is Dhexgalka In Loo Bahan Yahay Is Barasho In Loo Baahan Yahay Iska Wacyigalin Arimo Badan Oo Aafo Ku Ah Deegaankeena Waxa Aan Baaq Udirayada Madaxda Gobolka Togdheer Ganacsatada Iyo Bahda Waxbarashada Inay Qayb Wayn Ka Qataan Bahiya Daladani Waayo Daladani Waa Dalad Cusub Oo Aan Lahayn Wax Xafiis Ah Ama Aan Haysan Wax Gacan Qabataa Marka Waca Aan Codsanaynaa In La Barbar Istaago Oo La Caawiyo Dasladani Ay Ardaydani Ku Midoobeen" Ayuu Yidhi Gudoomiyaha Daladan Cusubi


"Munasibad Qaaliya Waa Munasibad Qiimo Leh Waxa Ay Ku Saabsan Tahay Munasibad Saamaynaysa Qodaba Badan Oo Dhalinyarada Saamayn Ku Yeelanaysa Sida Dugsiyada Sare ,Jamacada Iyo Kuwa Kaleba Waa Waxa Kasoo Baxa Oo Kaw Ugu Horayso Qabyaalada Laba Tahriibta Saddax Mukhadaraadka Waa Waxyabaha Muhiimka Ee Dhalinayarada Laga Wacyigalinayo Aad Iyo Aad Ayaan Ka Wacyigalinayaa Qabyaladu Waa Wax Xun Oo Marki Aan Anigu Dhigan Jirnay Iskuulada Maanu Aqoon Qabyaalada Hadii Aad Ku Barbaartaan Qabyaalad Waa Nasiib Daro Ardaydu Marka Ay Ku Jiraan Dugsiyada Sare Way Ka Xagjiraan Kuwa Kale Runtii Markaan Anagu Dhigan Jirnay Waan Ka Khashaafi Jirnay Mukhadiraadka Iyo Qabytaalada"Ayuu Yidhi Xogahayaha Dawlada Hoose
Wa Iyaguna Munasdibadani Ka Hadlay Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose Cismaan Maxmed Sheekh ,Xildhibaan Shiine Falidh Iyo Gudoomiayaha Jamacada Adis Ee Magalada Burco Waxanay Si Iskumida Dhankooda Usoo Dhawayeen Daladani Cusub Ee Ay Ku Midobeen Dugsiyada Sare Ee Gobolka Togdheer Waxanay Dardaaran Iyo Dhiirigalinba Ujeediyeen Waxana Hadaladoodi Ka Mid Ahaa Sida Tan"

" Daladani Waa Lo Baahna Oo Hadaad Hada Samayseen Waa Ilahay Mahadi Dhalinayardiina Wax Yaabo Badan Ayaa Aafayay Marku Lagu Tabco Oo Lagu Tabco Oo Ay La Midaaan Qoloqolo Iyo Qabyaalad Dadkii Waalidka Ahaa Ee Ku Soo Tabcay Uga Dhigi Jireen Aabaal Gud Wanagsan Lakiin Hada Manta Qabyaladi Aafaysay Markaa Maanta Hadii Aan Arkay Dhilnyaro Badan Oo Hada I Hor Fadhido Markaa Waan Idin Hanbalyaynayaa Markaa Manta Waxa Aan Leeyahay Waa Inaad Midawdaan Ka Dawlad Hoosaan Waan Idin Soo Dhawaynayna "Ayuu Yadhi Xildhibaan Shiino Faliidh

"Manta Waa Si Wayn Ugu Faraxsanahay Inaan Kasoo Qayb Galo Munasibad Lagu Aasaasayo Oo Lagu Abuurayo Dalad Ay Ku Midoobaan Ardayda Dugsiyada Sare Ka Jamacad Ahaan Waan Ku Faraxsanahay Aadbaan Ugu Mahad Celinayaa Ardayda Soo Qabanqaabiyay Asaaska Dalada Ee Ardaydan Gobolka Togdheer Ee Dugsiyada Sare Waxa Aan Diyaar Unahay Ka Jamacad Ahaan Inaan Idinla Shaqayn Doono Oo Aan Idin Barbar Istaagi Doono"Ayuu Yidhi Gudomiyaha Jamacada Adis Ee Magalada Burco




 


 C/risaaq Cabdilaahi Aadan (Koronto)

 

Afkashacabka.com

 

Burco/Office

 

Contact Use