Dagaal Dhexmaray Ciidanka Sucuudiga Iyo Maleeshiyaad Daacad U Ah Madaxwaynihii Hore Ee Dalka Yemen.

0
Saturday June 06, 2015 - 10:40:38 in by Super Admin
  • Visits: 678
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal Dhexmaray Ciidanka Sucuudiga Iyo Maleeshiyaad Daacad U Ah Madaxwaynihii Hore Ee Dalka Yemen.

    Boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegtay in dagaal qaatay saacado ka dhacay xuduudda ay la wadaagaan Yaman.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegtay in dagaal qaatay saacado ka dhacay xuduudda ay la wadaagaan Yaman.


Wakaaladda wararka ee Sacuudiga ee SPA, ayaa qortay in deegaano lagu magacaabo Jizan iyo Najran ay Xuutiyiinta iyo ciidamo daacad u ah madaxweynihii hore ee Yaman ay weerareen.
Wakaaladda ayaa ku warrantay in dagaalka ay ku dhinteen tobannaan mucaaradka Xuutiyiinta ah.

150421205152_al-asiri_624x351_ap_nocredit

Isbeheysi uu Sacuudigu hogaaminayo ayaa duqeeya fadhiismaha Xuutiyiinta tan iyo bishii June ee sanadkan, iyagoo isku deyaya inay awoodda ku celiyaan madaxweynaha xooga lagaga saaray meesha ee Abdu-Rabbu Mansour Hadi.
Wararka laga helayo magaalada Sanca, waxa ay sheegayaan in shalay gellinkii dambe ay ka dheceen duqeymo aad u xoog badan oo xulafada Sacuudiga ay geysteen.