Daawo:Tahriibayaal Tiro Badan Oo Laga Badiyey Badweynta U Dhaxaysa Liibiya Iyo Talyaaniga

0
Sunday June 07, 2015 - 12:52:44 in by Burco Office
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Tahriibayaal Tiro Badan Oo Laga Badiyey Badweynta U Dhaxaysa Liibiya Iyo Talyaaniga

    Tahriibayaasha oo la sheegay inay kumannaan gaarayeen waxa ay ku safrayeen 14 doomood, Waxaa la qabtay saacado kaddib markii ay ka dhaqaaqeen xeebaha koofureed ee Liibiya. Doomo ay soo direen tobannaan dal oo Yurub ka mid ah ayaa lagu amray inay bad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tahriibayaasha oo la sheegay inay kumannaan gaarayeen waxa ay ku safrayeen 14 doomood, Waxaa la qabtay saacado kaddib markii ay ka dhaqaaqeen xeebaha koofureed ee Liibiya. Doomo ay soo direen tobannaan dal oo Yurub ka mid ah ayaa lagu amray inay badbaadiyaan dad tahriibayaal ah saarnaan 14 doon kuwaas oo isku deyaayay inay Yurub gaaraan, Sabtidii, doon buufin ka sameysneyd oo siday inkabadan 100 qof oo badankooda ay ka soo jeedeen Sudan, Eritrea iyo Somaliya ayaa lagu qabtay xeebaha Tripoli.


Contact@afkashacabka.com