Daawo:Laba Maxaabiis Oo Ka Baxsaday Jeel Ku Yaala Magaalada New York Ee Dalka Maraykanka

0
Sunday June 07, 2015 - 13:01:33 in by Burco Office
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Laba Maxaabiis Oo Ka Baxsaday Jeel Ku Yaala Magaalada New York Ee Dalka Maraykanka

    New York(Afka)- Laba Nin oo Maxaabiis ah ayaa ka baxsaday shalay oo ahayd sabti Jeelka wayn ee magaalada New York ee dalka maraykanka. Labadaas nin oo lagu magacaabo Richard Matt, 48, and David Sweat, 34 ayaa la sheegay inay u xidhnaayeey Kiis Dil

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

New York(Afka)- Laba Nin oo Maxaabiis ah ayaa ka baxsaday shalay oo ahayd sabti Jeelka wayn ee magaalada New York ee dalka maraykanka. Labadaas nin oo lagu magacaabo Richard Matt, 48, and David Sweat, 34 ayaa la sheegay inay u xidhnaayeey Kiis Dilal ah , waxaanay ku baxsadeen oo ay qodeen darbiga adag kadibna ku guulaystay inay ka baxsadaan jeelka wayn Clinton Correctional Facility ee ku yaala magaalada New York ee galbeedka dalka maraykanka. Waxaana lagu hawlan yahay sidii mar kale gacanta loogusoo dhigi lahaa labada Maxaabiis, iyagoo aan la ogayn halkay jaan iyo cidhib dhigeen.





Contact@afkashacabka.com