Daawo:Sawiradii Ugu Layaabka Badnaa Kulankuu Xiisaha ,Xamaasada Badnaa Ee Xalay Iyo Dareenada Ku Xeeran

0
Sunday June 07, 2015 - 13:18:03 in by Burco Office
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Sawiradii Ugu Layaabka Badnaa Kulankuu Xiisaha ,Xamaasada Badnaa Ee Xalay Iyo Dareenada Ku Xeeran

    Barcelona ayaa xaqiijisatay seddexdeeda koob ee taariikhiga ah xalayto ka dib markii ay finalka Champions League ka badiyeen Juventus kulankii Berlin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barcelona ayaa xaqiijisatay seddexdeeda koob ee taariikhiga ah xalayto ka dib markii ay finalka Champions League ka badiyeen Juventus kulankii Berlin.



Iyagoo bishii hore xaqiijistay hanashada horyaalka Spain ee La Liga iyo weliba Copa del Rey oo ay ka qaadeen Athletic Bilbao, Luis Enrique ayaa ka warqabay in taariikh ay sugeysay xalayto.


Waana ay ka soo baxeen iyagoo 3-1 ku garaacay Juventus. Waxa ay aheyd macsalaameyn weyn u aheyd Xavi kaasoo ciyaaray kulankiisii ugu danbeysay ee Barcelona halka Luis Suarez uu qirtay in guushaan ay aheyd riyo u rumowday.

Dib u gaco waqtiyadii ugu fiicnaa ee kulankii xalayto iyo dabaaldega Barcelona.

123456789101112131415161718




Contact@afkashacabka.com