Daawo:Imtixaanka Shihaadiga Ah Oo Ka Bilaabmay Magaalda Burco Maamulka Heer Gobol Oo Soo Kormeeray Goobah imtixaanka Ka Furmay ,Wasiiru Dawlaha Wasaarad W/Barashada Oo Dardaaran U Diray Ardayda

0
Sunday June 07, 2015 - 13:41:29 in by Burco Office
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Imtixaanka Shihaadiga Ah Oo Ka Bilaabmay Magaalda Burco Maamulka Heer Gobol Oo Soo Kormeeray Goobah imtixaanka Ka Furmay ,Wasiiru Dawlaha Wasaarad W/Barashada Oo Dardaaran U Diray Ardayda

    Burco(Afka)Waxa Maanta guud ahaanba soomaliland ka bilabmay imtixaankii shahaadiga ahaa ee fasalada 8AAD iyo afraa ee dugsiyada sare Iyo Hoose/Dhex ee soomaliland Gaar Gobolka togdheer waxana booqasho ku tagay goobihii Kale duwanaa uu ka furmay imtix

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(Afka)Waxa Maanta guud ahaanba soomaliland ka bilabmay imtixaankii shahaadiga ahaa ee fasalada 8AAD iyo afraa ee dugsiyada sare Iyo Hoose/Dhex ee soomaliland Gaar Gobolka togdheer waxana booqasho ku tagay goobihii Kale duwanaa uu ka furmay imtixaankaasi ee magaalada burco  wasiiru dawlah wasarada waxbarashada Somaliland maamulka gobolka togdheer ka degmada burco iyo taliyaha qaybta bilayska gobolka togdheer waxana ugu horayntii halkaasi hadalo ka soojediyey wasiru dawlah wasarad waxbarshada soomaliland axmed nuur faahiye wax iyaguna halkaasi ka hadlay badhasaab ku xigeenka gobolka taliyaha qaybta bilayska iyo weliba maayir ku xigeenka degmada burco oo dhamantood la dardaarmay ardaydii u fadhisanaysay imtixaankaasi