Puntland oo Ka Soo Hor Jeesatay Ansixintii Mooshinkii Baarlamaanka Jubbaland

0
Sunday June 07, 2015 - 18:06:24 in by Burco Office
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland oo Ka Soo Hor Jeesatay Ansixintii Mooshinkii Baarlamaanka Jubbaland

    Maamulka Puntland ayaa Maanta Taageero u Muujiyay go'aanki uu maamulka KMG- ah jubba xiriirka ugu jaray dowladda Soomaaliya ,waxaana war-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Garowe lagu sheegay in go'aankaas uu ahaa mid hareer- marsan dast

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Puntland ayaa Maanta Taageero u Muujiyay go'aanki uu maamulka KMG- ah jubba xiriirka ugu jaray dowladda Soomaaliya ,waxaana war-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Garowe lagu sheegay in go'aankaas uu ahaa mid hareer- marsan dastuurka Soomaaliya.


Afhayeenka Madaxtooyada Puntland Cabdullaahi Maxamed Jaamac (Qur'aan Jecel) ayaa warbaahina uu akhriyay warsaxaafadeed dhinacyo badan looga hadlay, isagoo sheegay in Puntland ay soo dhaweyneyso go’aanka Jubbaland .

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya, Mahad Cabdalla Cawad oo shir-gudoominyay kulankii shalay ayaa sheegay in 132 xildhibaan ay mooshinka codkooda ansixyeen mooshinkan ,isla markaana uu sidaa ansax ku noqday.

Hadaba, Puntland ayaa Mowqifkeeda Arrintan ku Caddeysay War-Murtiyeedkan;







Contact@afkashacabka.com