Daawo" Dahir Rayaale oo Xaal ka siiyey Madaxweynekuxigenkisi iyo Jamal ali Hussein Xisbigi UDUB ee uu ku warejiyey Cali warancade, isago Warancade ku tilmaamay mid anu hankiisu wasiir dhaafsanayn

0
Thursday June 11, 2015 - 11:59:12 in by Burco Office
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo" Dahir Rayaale oo Xaal ka siiyey Madaxweynekuxigenkisi iyo Jamal ali Hussein Xisbigi UDUB ee uu ku warejiyey Cali warancade, isago Warancade ku tilmaamay mid anu hankiisu wasiir dhaafsanayn

    Madxweynihii Hore Ee Soomaliland Md: Daahir Riyaale Kaahin Ayaa Maanta Kusoo Laabtay Dalka.kana hadlay xaaladda siyaasadeed ee Dalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madxweynihii Hore Ee Soomaliland Md: Daahir Riyaale Kaahin Ayaa Maanta Kusoo Laabtay Dalka.kana hadlay xaaladda siyaasadeed ee Dalka


Md: Daahir Riyaale Kaahin Oo Socdaalo Ugu Maqnaa Dalka Dibadiisa Ayaa Maanta Soo Gaadhay Magaalada Hargaysa,Madaxwaynihii Hore Ee Soomaliland Oo qolka Nasashada Ee Maddarka Cigaal Kul Hadlay Warfidiyeenadda Ayaa Ka Hadlay Xaaladda Guud Ee Soomaliland .

Sidoo Kalana Waxa Uu Sheegay Inaanu Burburin Xisbgiisii Udub ,Waxaanu Ku Balanqaaday In Uu Dib U Soo Celinayo Xisbiga , Sidoo Kalana Waxa Uu Dhaliilay Saxiibkiisii Horre  ahaana Wasiirkiisi Duulista Cali Maxad Waran Cade, isagoo ku tilmaamay shakhsiyad hankiisu aanu Dhaafsanayn Wasiir, Balse uu u haystay inu hankiisu madaxweyne yahay.