Jamaal Cali Xuseen Oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum Suldaan Xiis Bare

0
Saturday June 13, 2015 - 16:08:32 in by Burco Office
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jamaal Cali Xuseen Oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum Suldaan Xiis Bare

    Hargeysa (Afka) - Murashaxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Md. Jamaal Cali Xuseen ayaa shacabka ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Suldaan Xiis Bare oo hargeysa ku geeriyooday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Afka) - Murashaxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Md. Jamaal Cali Xuseen ayaa shacabka ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Suldaan Xiis Bare oo hargeysa ku geeriyooday.



Waxa uu marxuumka ilaahay uga baryay in uu naxariistii janno ka waraabiyo, eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo

Jamaal Cali Xuseen Iyo dhamaan madaxda Iyo taageerayaasha xisbigga UCID waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii Iyo ehelkii Suldaan Xiis Barre Yussuf oo geeriyooday. Ilaahay waxay uga baryayaan marxuumka inuu jannaddii naxariistii uu Ilaahay ka waraabiyo. Samir Iyo Iimana ka siiyo dhamaan qoyskiisa, ehelkiisa, Iyo dhamaan dadkii uu Saldanadda u hayey. Ilaahay marxuumka godka haw nuuriyo, aamiin aamiin.



Contact@afkashaacbka.com