Isuduwaha W/Caafimaadka G/ Togdheer oo shaqadii ka joojiyey Maamulaha Cisbitaalka +Shaqaalihii Cisbitaalka oo ka gadooday iyo khilaafkii ugu adkaa oo ka dhex taagan wasaradda iyo cisbitalka

0
Sunday June 14, 2015 - 11:53:43 in by Burco Office
  • Visits: 1461
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isuduwaha W/Caafimaadka G/ Togdheer oo shaqadii ka joojiyey Maamulaha Cisbitaalka +Shaqaalihii Cisbitaalka oo ka gadooday iyo khilaafkii ugu adkaa oo ka dhex taagan wasaradda iyo cisbitalka

    Burco(AFKA)_Waxa Maalmahi Udanbayay Soo Ifbaxayay Khilaaf Baladhan Oo Ragaadiyay Maamulka Caafimadka Gobolka Togdheer Taasi Oo Samayn Baladhan Ku Yeeshay Geedi Socodka Cisbtaalka Guud Ee Magalada Burco,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA)_Waxa Maalmahi Udanbayay Soo Ifbaxayay Khilaaf Baladhan Oo Ragaadiyay Maamulka Caafimadka Gobolka Togdheer Taasi Oo Samayn Baladhan Ku Yeeshay Geedi Socodka Cisbtaalka Guud Ee Magalada Burco,



Khilafkani Oo Soo Kale Dhexgalay Madaxa Shaqaalaha Cisbitaalka Burco Iyo Isuduwaha Wasarada Cafimadka Burco Ayaa Sababay Ismaandhaaf U Dhaxeeya Labada Masuul Taas Uu Amar Ku Bixiayay Isuduwaha Wasarada Caafimadka Burco Inuu Ka Qaaday Xilki Madaxa Shaqalaha Cisbitaalka Burco Isla Markaan uu soo magaacabay Qof Kale oo Buxiya Jagada Masuulkaaasi

Khilafkaasi Oo Cirka Isku Shareeray Ayaa Waxa Ay Gaadhay Wasiirka Wasarada Cafmaadka Somaliland Dr Xaglo Toosiya Usoo Qoray Waraaq Amara Uu Ku Socota Madaxa Shaqalaha Ee Cisbitaalka Burco Inu Si Wadanayo Shaqadiisa Isla Markaana Uu Aqbalo Isudawaha Wasarada Caafimadka Burco Sida Ay Noo Akhijiyeen Ilo Xogaagala Oo ka Ag Dhaw Labada Masuul ,

 

Waraqdaasi Uu Ku Amray Wasiirku Inuu Shaqada Si Wadan Doono Madaxa Shaqalaha Cisbaatalka Burco Oo Lasoo Gaadhsiyay Maamulka Gobolka Togdheer Oo Si Cad U Diiday Isu Duwaha Wasarada Caafimaadka Burco Oo Usheegay In Uu Iska Casilayo Hadii lasoo Ceeliyo masuulkani oo aanu ogaalanaynin Waraqdaasi ku addan soo celinta Masulkani,

Agaasimaha Cisbitaalka Burco Dr Xagar Ayaa Isaguna Dhankiisa Ka Cadhooday Waraaqda Xilka Qaadista Ee So Qoray Isu Dawaha Wasarada Caafimadka Burco Iyo Amardida Uu Ku Samayay Waraqda Ka Tami Wasiirka Wasarada Caafimadka Burco Si Ay No Akhijiyeen Ilo Xogagaal Ah Oo Ku Ag Dhaw ,

Lamagaraanayo Halka Uu Saldhigi Doono Khilaafka Soo Kale Dhexgalay Madaxa Shaqalaha Cisbitaalka Burco Iyo Isudawaha Wasarada Caafimaadka Burco Walaw La Filayo Inu Khilaafkaasi Dartii U Iyamaado Maalmaha Soo Socda Wasiirkacaafimadka Somaliland Dr XaglatooSiye



Contact@afkashacabka.com