Daawo Maxkamad Ku Taala Dalka Koofur Afrika Oo Soo Saartay Amar Madaxweyna Al-bashiir Ka Hor Istaagaya Inuu Dalkaasi Ka Baxo

0
Sunday June 14, 2015 - 17:37:02 in by Burco Office
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Maxkamad Ku Taala Dalka Koofur Afrika Oo Soo Saartay Amar Madaxweyna Al-bashiir Ka Hor Istaagaya Inuu Dalkaasi Ka Baxo

    Maxkamad ku taasha dalka Koofur Afrika ayaa soo saartay amar ku meel gaar ah oo madaxweyna Al-bashiir ka hor istaagaya inuu dalkaasi ka baxo. Maxkamadda ayaa sheegtay in madaxweynaha ay waajib ku tahay inuu dalkaasi joogo illaa go'aan laga gaar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamad ku taasha dalka Koofur Afrika ayaa soo saartay amar ku meel gaar ah oo madaxweyna Al-bashiir ka hor istaagaya inuu dalkaasi ka baxo. Maxkamadda ayaa sheegtay in madaxweynaha ay waajib ku tahay inuu dalkaasi joogo illaa go'aan laga gaaraayo dalabka ICC ee ah in lagu wareejiyo iyo inkale.





Contact@afkahsacabka.com