Dadweynaha Reer Hindiya oo Saaka u dareeray Doorashada Barlamaankooda

0
Thursday April 10, 2014 - 18:54:31 in by Super Admin
  • Visits: 630
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dadweynaha Reer Hindiya oo Saaka u dareeray Doorashada Barlamaankooda

    Doorashada qeybeheeda ugu muhiimsan waxay ka dhacaayaan magaalooyiinka ugu muhiimsan sida caasimadda Delhi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Doorashada qeybeheeda ugu muhiimsan waxay ka dhacaayaan magaalooyiinka ugu muhiimsan sida caasimadda Delhi.



814 milyan oo qof ayaa codkooda ka dhiibanaya doorashada oo soconeysa shan Isbuuc, sababo la xiriira amniga iyo dhaqaalaha.

Doorashada dalka india oo ah mid aad u ballaaran ayaa waxay gelaysaa marxalado muhiim ah, iyadoo ku dhowaad shan meeloodow meel loo codeeyey barlamaanka dalka Hindiay.

Meelaha codka laga dhiibtay waxa ka mid ah deegaanada ay isha ku hayaan xisbiga talada haya iyo kan ka soo horjeeda ee BJP.

Codbixiyayaasha degaano badan oo ay rabshado ka dhaceen ayaa codkooda dhiiban doona.

Degaanadaasna waxa ka mid ah kuwa ku yaala bariga dalkaas oo falaago la yidhahdo Moist ay ku goodisay in ay carqaladeyn doonto codbixinta.


Kumanaan kun oo ciidan oo dheeri ah ayaa ammaanka sugaya. meelaha ugu muhiimsan ee lagu tartamayo waxa ka mid ah gobolka Kerela oo ku taala koonfurta iyo sidoo kale caasimada New Delhi oo 7 kursi lagu tartamayo.


Sikastaba ha ahatee wadnka Hindiya aya kamida wadamada ugu dadka badan dunida,







Contact@afkashacabka.com