Daawo: Raaisul Wasaraha Dalka Ingriiska Oo Si Baladhan Usoo Dhawayay Bilashada Bisha Ramadaan

0 in by salman abdi
  • Visits: 646
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Raaisul Wasaraha Dalka Ingriiska Oo Si Baladhan Usoo Dhawayay Bilashada Bisha Ramadaan

    Raaisul Wasaaraha Dalka boqortooyada Ingiriiska , David Cameron, ayaa muslimiinta meelkasta oo ay joogaan ku hambaleeyey munaasibadda bisha Barakeysan ee Ramadaan oo bilaabatay habeenimadiiArbacada ee taariikhdu ay ahayd 18ka bisha June.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raaisul Wasaaraha Dalka boqortooyada Ingiriiska , David Cameron, ayaa muslimiinta meelkasta oo ay joogaan ku hambaleeyey munaasibadda bisha Barakeysan ee Ramadaan oo bilaabatay habeenimadiiArbacada ee taariikhdu ay ahayd 18ka bisha June.


Waxa uu mr Cameron sheegay in muslimiintu ay ka mid yihiin tiirarka dalkiisu ku taaganyahay isaga oo xusay in ay ka soo bar bar dagaalameen ciidamadii Ingiriiska dagaalkii 1aad iyo kii 2aad ee dunida, isaga oo sidoo kale sheegay in wakhtigan ay muslimiintu yihiin kuwa ugu horeeya ee doorka ugu weyn ka ciyaara taageeridda dadka ku tabaaleysan dunida dacaladeeda.

David Cameron wuxuu sheegay in soonka bisha khayrka badan ee Ramadaan awgii uu hambalyo u dirayo dhamaan dadka muslimiinta ah ee dalkiisa ku nool iyo kuwa aduun weynaha ku baahsan. 



Contact@afkashacabka.com