Daawo: Dadweyne Karbaashaya Askari Hindi Ah Oo Ficilo Dhaqan Xumo Ah Ku Sameeyay Gabadh Tareen Fuulaysa

0
Friday June 19, 2015 - 21:15:00 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Dadweyne Karbaashaya Askari Hindi Ah Oo Ficilo Dhaqan Xumo Ah Ku Sameeyay Gabadh Tareen Fuulaysa

    Askari boolis ah oo u dhashay dalka Hindiya ayaa dadweyne ka cadhooday dhaqan xumo uu kula kacay gabadh, tareenka ka racaysay Saldhig ku yaala gobolka Uttar Pradesh, si daran ugu karbaasheen, halkaas oo gacan qaad intii itaalkood ah ay ku qaadeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Askari boolis ah oo u dhashay dalka Hindiya ayaa dadweyne ka cadhooday dhaqan xumo uu kula kacay gabadh, tareenka ka racaysay Saldhig ku yaala gobolka Uttar Pradesh, si daran ugu karbaasheen, halkaas oo gacan qaad intii itaalkood ah ay ku qaadeen.


 

Tareen u kala gooshayay Sohranbur iyo Delhi, ayaa askarigan oo kamid ahaa ciidamada ilaaliyaa, uu dhaqan biisnimo kula kacay gabadh gashaanti ah, ka dibna waxa ku gadooday dad ka cadhooday ficilkiisa, kuwaas oo xitaa askartii kala ee saldhiga joogtay ka ridi kari wayday.


Contact@afkashacabka.com