Xarakada Alshabaab Oo Soo Bandhigtay Sawiro Muujinaaya Ciidamo Ethiopian Ah Oo Ay Laayeen.

0
Saturday June 20, 2015 - 20:54:26 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xarakada Alshabaab Oo Soo Bandhigtay Sawiro Muujinaaya Ciidamo Ethiopian Ah Oo Ay Laayeen.

    Xarakada Alshabaab ayaa soo bandhigtay sawiradda maydad ciidamo Ethiopian ah iyo gaadiid dagaal oo laga gubay ciidamadaasi,kuwaas oo lagu gubay meel u dhow Jameeco ee duleedka degmada Buurhakaba oo ku taala gobolka Baay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xarakada Alshabaab ayaa soo bandhigtay sawiradda maydad ciidamo Ethiopian ah iyo gaadiid dagaal oo laga gubay ciidamadaasi,kuwaas oo lagu gubay meel u dhow Jameeco ee duleedka degmada Buurhakaba oo ku taala gobolka Baay.

Al-Shabaab ayaa sheegtay inay gubeen gawaadhi badan oo ay ciidamadaasi lahaayeen ,sidoo kalena ay laayeen ciidamo badan oo kuwa Ethiopia kamid ah,waxa kale oo ay sheegeen inay hub iyo sannad military ka furteen ciidamada Ethiopia.

Waxa sidoo kale ay xarakada Alshabaab soo bandhigeen aqoonsiga ciidamadaasi Ethiopian-ka ah ,kuwaas oo ay sheegeen inay dagaalkaasi ku laayeen,waxaanu dagaalkani noqonayaa dagaalkii ugu khasaaraha badnaa ee ay ciidamada Alshabaab u geystaan Ciidamada Ethiopia.