Daawo: Gabadh Yar oo Xanuun la ildaran kaalmo na kaaga Baahan, ka Faaidayso Bisha Ramadan oo Caawil Gabadhan Yar

0
Sunday June 21, 2015 - 14:41:33 in by salman abdi
  • Visits: 856
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Gabadh Yar oo Xanuun la ildaran kaalmo na kaaga Baahan, ka Faaidayso Bisha Ramadan oo Caawil Gabadhan Yar

    Nasiib Saleban Maxamed Waa 7 Jir la nool xaalad caafimaad darro oo dhinaca neerfaha ah, Nasiibyar ma kacdo, mana fadhiisan karto iyadoo aan ku tiirsanayn qof ama gidaar, socod na hadalkiisa ba daa,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nasiib Saleban Maxamed Waa 7 Jir la nool xaalad caafimaad darro oo dhinaca neerfaha ah, Nasiibyar ma kacdo, mana fadhiisan karto iyadoo aan ku tiirsanayn qof ama gidaar, socod na hadalkiisa ba daa,
xanuunka asiibay waxa uu saamayn ku yeeshay maskaxdeda iyo koritaankeeda kale, waana mid ka mid ah carruurta qoysaska danyarta ah ee ku dhaqan magaalada Burco hooyaded Ruun Ahmed Ibrahin ayaa ka warbixinaysa muddada ay xanuunkan la noolayd inanteedu, dhakhaatiirta ay geeyeen intii
ay Xanuusanaysay iyo duruufaha ku xeeran qoys ahaan.

Haddaba Maadama lagu jiro Bishi barakaysnayd ee Ramadaan Waxa ummada muslimiinta guud ahaan laga codsanayaa iyago ka
faaidaysanaya Fadliga Bisha Barakaysan ee Ramadaan inay soo Kalmeeyaan Gabadhaasi yar ee xanuusanaysa oo aan Dalka

wixii kaalmo ah ugu soo hagaajiya Ac/No: D13613 Dahabshil Burco iyotelefoonada 4314372, 4327089 iyo 4411480