Suldan Maxamed Xirsi Qani oo Xanuun ku soo Booday loo Dhigay Cisbitaal iyo Madaxweynaha Somaliland oo ku Booqday Cisbitaalka+SAWIRO

0
Sunday June 21, 2015 - 15:00:36 in by salman abdi
  • Visits: 748
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Suldan Maxamed Xirsi Qani oo Xanuun ku soo Booday loo Dhigay Cisbitaal iyo Madaxweynaha Somaliland oo ku Booqday Cisbitaalka+SAWIRO

    Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu cubitaalka International Hospital ku boqday Suldaan Maxamed Xirsi Qani oo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu cubitaalka International Hospital ku boqday Suldaan Maxamed Xirsi Qani oo

 Xanuun ku soo boodo ah u jiifay ilaa Xalay Dhakhtarkaas, xaaladiisa caafimaadna ay aad u culustahay isaga oo koomo ku jira Suldaanku.

 

Madaxweynuhuna waxa uu ALLE uga baryey caafimaad sareecana oo degdega inuu siiyo kana dulqaado xanuunka suldaanka.

 

DSC_0002DSC_0008DSC_0010DSC_0011DSC_0018DSC_0019DSC_0023DSC_0026DSC_0196IMG_5133IMG_5137IMG_5152