Marwada koowaad ee Qaranka somaliland oo kulan la qaadatay Dhiggeeda Itoobiya, Maxay ka wada hadleen?

0
Tuesday June 23, 2015 - 08:07:30 in by Burco Office
  • Visits: 769
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Marwada koowaad ee Qaranka somaliland oo kulan la qaadatay Dhiggeeda Itoobiya, Maxay ka wada hadleen?

    Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde oo qayb ka ah Weftiga Balaadhan ee uu hogaaminayo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde oo qayb ka ah Weftiga Balaadhan ee uu hogaaminayo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)

ee ku Sugan Caasimada Itoobiya ee Addis ababa ayaa kulan la qaadatay Marwada Raysal Wasaaraha Itoobiya Roman Tasfaaye.

Labada Marwo ee Madaxweynaha Somaliland iyo Raysal Wasaaraha Itoobiya ayaa Kulankoodaa kaga wada hadlay Xidhiidhka iyo danaha ka dhexeeya haween weynaha labada dal iyo Sidii ay isaga kaashan lahaayeen horumarinta arrimaha haweenka.

Kulankaasi oo marwadda koowaad ee Itoobiya ay ku qaabishay dhigeeda Somaliland waxa lagu falan qeeyay sidii ay uga wada shaqayn lahaayeen masaalixda iyo wax wada qabsiga haweenka labada dal ee Somaliland iyo Itoobiya.labada marwo