Xaaladda Caafim ee Suldaan Maxamed Xirsi Qani oo ka soo Raynaysa iyo Madaxweynekuxigeenka oo isna Booqday+SAWIRO

0
Tuesday June 23, 2015 - 14:23:16 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaaladda Caafim ee Suldaan Maxamed Xirsi Qani oo ka soo Raynaysa iyo Madaxweynekuxigeenka oo isna Booqday+SAWIRO

    Xukuumadda Somaliland iyadoo muujinaysa karaamada ay u hayso Madaxda Dhaqanka iyo Dadka ubucda u ah Qaranka somaliland waxay laba maalmood oo isku xiga cisbitaalka uu kujiro ku kala Booqdeen Madaxweynaha iyo madaxweynekuxigeenku, suldaan maxamed xirs

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumadda Somaliland iyadoo muujinaysa karaamada ay u hayso Madaxda Dhaqanka iyo Dadka ubucda u ah Qaranka somaliland waxay laba maalmood oo isku xiga cisbitaalka uu kujiro ku kala Booqdeen Madaxweynaha iyo madaxweynekuxigeenku, suldaan maxamed xirsi qani oo ka mida salaadiinta sida weyn looga qadariyo somaliland

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ahna ku simaha Madaxweynaha iyo xubno isugu jira wasiiro, wasiiro ku xigeen iyo La-taliyeyaal ayaa cusbitalka International ee Hargeysa ku boqday Suldaan Maxamed Xirsi Qani oo xaalad caafimaad u jiifay halkaasi muddo dhawr 2ba maalmood ah, balse xaaladiisa caafimaad ay aad u wanaagsan tahay hada sida idinka muuqata sawirada oo uu soo saro fadhiistay Suldaanku kana baxay Koomadi uu ku jiray markii madaxweyne Axmed Silaanyo ku boqday Cusbitalka.

 

Madaxweyne ku xigeenka iyo masuuliyiintii la socotayba waxa ay suldaanka ugu duceeyeen in uu alle caafimaadka sareecana siiyo kana dulqado xanuunka.

IMG_5260IMG_5266IMG_5267IMG_5276IMG_5280IMG_5290IMG_5301IMG_5347IMG_5353IMG_5358IMG_5359IMG_5362IMG_5365IMG_5366IMG_5372IMG_5375