Madaxweynaha Somaliland oo Dalka Dib ugu soo laabtay Kaddib Socdaal 2 Maalmood qaatay oo ku tegey Itobiya+Sawiro

0
Tuesday June 23, 2015 - 14:38:35 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somaliland oo Dalka Dib ugu soo laabtay Kaddib Socdaal 2 Maalmood qaatay oo ku tegey Itobiya+Sawiro

    Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo weftigii uu hogaaminaayey ee safarka ugu baxay Dalka Ethiopia maalintii Axadii ayaa maanta oo Salaasa ah ku soo laabtay Caasimada Somaliland ee Hargeysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo weftigii uu hogaaminaayey ee safarka ugu baxay Dalka Ethiopia maalintii Axadii ayaa maanta oo Salaasa ah ku soo laabtay Caasimada Somaliland ee Hargeysa.

Weftiga Madaxweynaha ayaa 11:00 Am duhurimo ee maanta ka soo degay garoonka Egal International Airport, waxaana halkaasi ku soo dhaweeyey madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylici, Gudoomiyaha Golaha Guurtida Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan, Gudoomiyaha Xisbi Xaakimka Kulmiye Muj. Muuse Biixi Cabdi, Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbiga Kulmiye Muj. Maxamed Kaahim, Sulaadiin, Xildhibaano iyo Masuuliyiin tiro badan oo kale.

 

Madaxweynuhuna waxa uu salaan sharaf ka qaatay Cutubyo ka socday Ciidanka Qaranka Somaliland, ka dibna waxa uu madaxweynuhu u soo gudbay qolka martida oo uu saxaafada kula hadlay ugana warbixiyey kulan uu la yeeshay Raisal wasaaraha Dalka Ethiopia, Hailemariam Desalegn.

DSC_0114DSC_0117DSC_0118DSC_0119DSC_0122DSC_0124DSC_0143DSC_0159DSC_0171DSC_0176DSC_0181DSC_0195DSC_0201DSC_0204DSC_0208DSC_0212DSC_0217DSC_0224DSC_0240DSC_0244DSC_0247DSC_0253DSC_0256DSC_0260DSC_0273DSC_0285DSC_0288DSC_0293DSC_0296DSC_0315DSC_0318DSC_0320DSC_0323DSC_0325DSC_0327DSC_0328DSC_0331DSC_0333DSC_0340DSC_0341DSC_0344IMG_0115IMG_0116IMG_5455IMG_5456IMG_5457IMG_5467IMG_5478IMG_5479IMG_5483IMG_5485IMG_5486IMG_5487IMG_5491IMG_5492IMG_5495IMG_5500IMG_5515IMG_5521

Contact@afkashacabka.com