War Deg-Deg Ah :Wasiirkii Hore Ee Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Soomaliland Oo Borama ku Geeriyooday.

0
Wednesday June 24, 2015 - 13:52:11 in by salman abdi
  • Visits: 686
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg-Deg Ah :Wasiirkii Hore Ee Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Soomaliland Oo Borama ku Geeriyooday.

    Alle ha unaxariistee waxa Goor Dhoweyd magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal ku geeriyooday Wasiirki hore ee shaqada iyo arrimaha bulshada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Alle ha unaxariistee waxa Goor Dhoweyd magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal ku geeriyooday Wasiirki hore ee shaqada iyo arrimaha bulshada

Somaliland ,Marxuum Maxamud Axmed Barre Garaad waxaana alle ha unaxariistee Marxuumku kamid ahaa Wasiiradii Xukuumad Madaxwayne Siilaanyo Inkasta Oo uu Xilka ka Qaaday Madaxwayne siilaanyo waxaana baryihii udanbeeyay uu kusugnaa xaruunta Gobolka Awdal Ee Boorama isaga oo Marxuumku Xanuun uu mudo U jiifay magaalada boorama uu ugu danbayn saaka uu geeryooday.


Inalilaahi Wainaaa ilyhi Raajicuun.