Daawo:Maayarkii iyo maayarkuxigenkii Borama oo Madal aanay Goob joog ahayn Xilkii lagaga Qaaday iyo Badhasabka Awdal oo shaaciyey Mayarka cusub iyo kuxigenkisa

0
Wednesday June 24, 2015 - 13:59:10 in by salman abdi
  • Visits: 685
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Maayarkii iyo maayarkuxigenkii Borama oo Madal aanay Goob joog ahayn Xilkii lagaga Qaaday iyo Badhasabka Awdal oo shaaciyey Mayarka cusub iyo kuxigenkisa

    Golaha Deegaanka Boorame Ayaa Doortay Maayir iyo maayarkuxigeen Cusub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Deegaanka Boorame Ayaa Doortay Maayir iyo maayarkuxigeen Cusub

Xildhibaanada Golaha Deegaanka Ee Degmada Boorame Ayaa Waxa Ay Xilkii Ka Qaadeen Maayirkii Degmadaasi MD: Saleebaan Xasan Xadi ,Sidoo Kalana Waxa Is Casilay Maayir Ku Xigeenkii Degmadasi .

Golaha Deegaanka Boorame Ayaa Doortay Maayir Cusub Oo Lagu Magacaabo Maxamed Xuseen Maydhane Waxaana U Codeeyay 13 Xildhibaan .

Waxaana Sidoo Kale La Doortay Maayir Ku Xigeen Cumar Ileeye Jimcaale. iyadoo Badhasaabka Gobolka Awdal uu Ku Dhawaaqay Natiijadaas.