Masuuliyiinta Xisbiga Wadani Oo Maanta Dalka Ku Soo Dhaweeyay Prof Maxamed Alle Bari + Sawiro

0
Thursday June 25, 2015 - 14:51:46 in by Burco Office
  • Visits: 575
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Masuuliyiinta Xisbiga Wadani Oo Maanta Dalka Ku Soo Dhaweeyay Prof Maxamed Alle Bari + Sawiro

    Hargaysa: (AFKA)-Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani ayaa maanta dalka Si diiran ugu soo dhaweeyay Maxamed Alle Bari Oo Ka mid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa: (AFKA)-Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani ayaa maanta dalka Si diiran ugu soo dhaweeyay Maxamed Alle Bari Oo Ka mid

a masuuliyiinta Xisbiga Ee Wadanka Maraykanka Masuuliyiintiin Halkaasi Ku Soo Dhawaysay Waxa Ka Mid Ahaa ProfMaxamed Cali, Xog-hayaha Gobalka , Xog-hayaha Dalxiiska, Xog-Hayaha Deegaanka Gudoomiyaha Gobalka, Af-Hayeenka Garabka Dhalinyarada, Haween Iyo Marti Sharaf Kaloo Badan .



Ugu Horayin Waxa Halkaasi Ka hadlay Prof Maxamed Cali Waxaana UuYidhi "Waxaan Maanta Oo Khamiis ah halkan ku soo dhawanaynaa Maxamed Alle Bari kana mid ah masuuliyiinta Sarsare Ee Xisbiga Mucaaridka ah ee wadani kana yimi Wadanka Maraykanka Gaar ahaan minsota waxaan ku leenahay Maxamed Ku Soo

 

dhawoow Wadankaagii Ku Soo DHawoow Xisbigaagii .

Sido kale waxa halkaasi ka hadlay Prof Maxamed Alle Bari Waxaan Uu Yidhi "waxaan halkan ka salaamayaa guud ahaan shacbiga reer Somaliland gude iyo dibadba waxa kale oo ana salaamayaa Xisbiga wadani oo kasbaday dhalinyaradii Dibada Joogtay .

Sababta oo ah wuxuu ku kasbaday Qurux iyo cadaalad uu sameeyay waxaan la modaa in wadani ku gudo jiro sidii wadanka loo badbaadin lahaa, waxaan u mahadnqayaa Madaxda maanta halkan nugu soo dhaweeyay sidoo kalen waxan khaasatan u mahadnaqayaa madaxda wadani ee wadanka maraykanka .

Waxaan idinku Bushaaraynayaa in minsoota idiin jogaan dad dadaal badan oo howl walba idin la gali doona dhina dhaqaale iyo dhina taageeraba