Daawo: Wasaradda Degaanka oo Jawaano laga soo Buuxiyey Qolof laga Diiray Geed Quwaaxa oo lo ekaysiiyey Fooxa ku Gubtay Burco

0
Thursday June 25, 2015 - 15:16:53 in by salman abdi
  • Visits: 1171
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Wasaradda Degaanka oo Jawaano laga soo Buuxiyey Qolof laga Diiray Geed Quwaaxa oo lo ekaysiiyey Fooxa ku Gubtay Burco

    Wasaaradda Degaanka iyo Horumarinta Miyiga ee Gobolka Togdheer ayaa gacanta ku dhigtay isla markaasna Maxkamad la tiigsatay Dad ka ganacsanayey Qolof laga Diiray jirrida dhirta ay ka baxaan Fooxa, maydiga iyo Geed quwaaxa ee Gobolka Sanaag ka Baxa,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Degaanka iyo Horumarinta Miyiga ee Gobolka Togdheer ayaa gacanta ku dhigtay isla markaasna Maxkamad la tiigsatay Dad ka ganacsanayey Qolof laga Diiray jirrida dhirta ay ka baxaan Fooxa, maydiga iyo Geed quwaaxa ee Gobolka Sanaag ka Baxa,
Waxana ay maanta Meel fagaare ah Masuliyiinta Wasaaraddu ku gubeen Qolofta laga soo jafay Dhirtaasi ee loo ekaysiiyey
Fooxa, taasoo loo iibin lahaa foox ahaan.

Masuliyiinta Gobolka Togdheer, Taliska Booliska Gobolka iyo Masuliyiinta Wasaaradda Degaanka ayaa Si wada jira Baaq ugu
Diray Bulshada Gobolka Sanaag iyo Guud ahaanba Dalka ee loo soo iib geynayey qoloftaasi fooxa loo ekaysiyey, Maamulaha
Wasaradda Deganka ee Gobolka Togdheer Cabdilahi Xusen Jamac aya isagu si Gaar ah Farriin ugu diray Ganacsatada Xabkaha
iyo Faleemka ee Dalka.

Contact@afkashacabka.com