Madaxwaynaha Rwanda Oo Quudhsi Ku Eedeeyey Dalalka Reer Galbeedka.

0 in by salman abdi
  • Visits: 558
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynaha Rwanda Oo Quudhsi Ku Eedeeyey Dalalka Reer Galbeedka.

    Madaxweynaha Rwanda, Paul Kagame, ayaa weeraray wadamada galbeedka kaddib xadhigga madaxa sirdoonkiisa, kaasi oo sabtidii Britain lagu xidhay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Rwanda, Paul Kagame, ayaa weeraray wadamada galbeedka kaddib xadhigga madaxa sirdoonkiisa, kaasi oo sabtidii Britain lagu xidhay.


Kagame ayaa u sheegay barlamaanka Rwanda, in warqadda xadhigga Yurub ee lagu xidhay Karenzi Karake ay tahay mid quudhsi iyo ixtiraam darro.

Karake ayaa damiin hal milyan oo shuruudi ku xidhan tahay lagu sii daayay. Waxaana shuruudaha ka mid ah in maalin kasta uu booliska la xidhiidho.
Spain ayaa ku eedeysay dilka rayid ay ku jiraan shaqaale gargaar oo Spain u dhashay kaddib xasuuqii Rwanada ee sanadkii 1994tii.

Contact@afkashacabka.com